Uncategorized

Daawo Muuqaalka Ganacsatada Soomaalida Ee Magaalada Islii Oo Laba Nin Si Xun Ugu Garaacaya Gudaha Suuqaas (Video-Warbixin)

iftineducation.com – Booliska Ka Hool gala Xaafada Islii Magaalada Nairobi Ayaa Tacajib Ku Noqotay Fal Lagu Dayan Karo oo ay sameeyeen Ganacsatada Soomaaliyeed ee Suuqa Islii


Ganacsatada Suuqa Islii Ayaa Xukun Feer Iyo Haraati ah Ku Fuliyay Rag Soomaaliyeed oo Isku Dayay In ay Buubaan Goobo Ganacsi oo ay Leeyihiin Soomaali Iyo Kenyaan




Ragaan ayaa Gacanta u Galay Guuto Ganacsato Soomaaliyeed Waxayna Si Deg deh ah Ugu Fuliyeen Xakun Si weyn Uga Farxiyay Booliska

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com

1 thought on “Daawo Muuqaalka Ganacsatada Soomaalida Ee Magaalada Islii Oo Laba Nin Si Xun Ugu Garaacaya Gudaha Suuqaas (Video-Warbixin)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *