Uncategorized

DAAWO Film Kartuun lagu aflagaadeynayo Madaxweynaha Puntland & Wiilashiisa oo lasoo dhigay youtube

Faroole kartuun

iftineducation.com – Daawo muuqaal Kartuun lagu aflagaadeynayo Madaxweynaha Puntland & Wiilashiisa oo lasoo dhigay youtube.

Hadaba muuqaal faah faahsan ka daawo halka hoose.


Cartuun laga sameeyay Madaxweyne Faroole & Caruurtiisa ayaa lagu soo bandhigay youtube balse sida ka muuqata Kartuunka waa mid aflagaado wata, hadaba adigaba indhahaaga ku arag oo halkan ka daawo.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com