Uncategorized

Daawo Fanaanada Weyn Ee Fartuun Birimo Oo Dhulka Ku Jiiday Wiil Ku Calaancalay

iftineducation.com – Fanaanada
is ruxida caanka ku ah ee Fartuun Birimo ayaa show ay ku qabatay dalka
Uganda kaga yabisay dadkii ka soo qayb galay kadib markii wiil la jilo
hees ay masraxa soo saartay wiilkaas oo xitaa halmar fiirin fanaanda
lakiin taas badalkeed wiilka xitaa uu isku dayay in uu garka qabsado
balsa ay ka diiday

Stylkaan
cusub ay la imaaday fananada Fartuun Birimo ayaa horay looga baran
Fanaaniinta fanka soo galay labatankii sano burburka uu jiray walow
horay ay Soomaaliya u lahayd masrixiyad sidaan oo kale wax loogu jilo.

Heestaan
oo la dhaho Rag allow ayaa fananada kaga hadlaysaa qof wax jacel asna
qof  kale jacel taas ah wax inta badan jaceylka lagu yaqaano tusaalo
ahaan adiga qofaa jaceshaahy kuma rabo adne qofaa ku jacel marabtid.

Fartuun
Birimo oo ah fanaanad dheel badan markay masraxa sarantahay waxayna isku
daydaa in ay qanciso dadka xafladeeda ka soo qayb galo iyada oo inta
masraxa ay sarantahay dheesho si fiican isku ruxdo una niikiso.

W/Q Maxamad Cusman Maxamad(iLeynaa)

xigasho:filmsheeg.com

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com