Uncategorized

Ciidamada Amaanka Garoonka Diyaaradaha Aden cade Intertional Airport Oo wal wal ka Muujiyey Dadka faraha Badan Ka Soo labanaya Kenya

iftineducation.com – Iyadoo dhawaan dowlada Kenya Soo Sartay warbixin Ay ku dalbanayso Inay Noqdaan Soomaalida Ku Nool wadanka Kenya Ayaa Siweyn looga dareemaya garoonka Diyaaradaha Adan cade intertional Airport.

Inka badan 6 Diayaradood Ayaa Malin kasta Ka Dega Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyadoona Ciidamada Amaanka garoonka Diyaaradaha Sheegen Inay Jiraan cabsi Ku adan dhanka Amaanka.

Dadkani ayaa Ah Intooda badan Dadka Kunoola magaalada nairobi Ee caasimada wadanka Kenya tasai oo ay samaysay Dhibatada Amaan xumada Xaafada Islii magaalada nairobi.

waxana Ha’ayadaha Amanaka garoonka Sheegeen Inay dadkani oo intooda Badan haysan basa Boorka Soomaaliga Dhib ku yahiin amaanka Garoonka.

Tirada Dadka Ka degaya Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Ayaa Kor U Dhafaya Ilaa 500 boqol oo Qoys Kuwaasi,Waxana Sidoo Kale Sii Kordhaya tirada dadka  ku labanaya xeryaha dhadhaab.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com