Uncategorized

Daawo Cabdi Khaliq iyo Heestiisa Cusub Ee Qabridahar Daawo.

iftineducation.com –  Fanaanka da’da yar ee Cabdi Khaliq Maxamed Siraad ayaa soo qaaday hees lamagac baxday ‘Qabridahar’ oo jacayl ah, waxaana heestu ku socota sida ka muuqata inan la jecelyahay.

Fanaanka ayaa fariin u diray inanta uu rabo uguna dhiibay Shimbir, isagoo kuri yiri u sheeg Quman waa qaan fariintuye Qabridahare agtiisa inaan joogo.

Tolow Shimbirkii iyo Quman ma is heleen oo fariintii fanaanku magaartay mise weli? jawaabta waxaan ka sugaynaa Cabdi Khaliq.





____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com