Uncategorized

Bradley Wiggins oo ku guuleestay abaalmarinta BBC ee sanadkaan

iftineducation.com – Bradley Wiggins ayaa loo doortay ciyaaryahanka ama shaqsiga dhanka ciyaaraha ugu fiican kadibna la siiyay abaalmarinta BBC Sports Personality of the Year award.


Wiggins oo caan ku ah ciyaaraha baaskiilka isla markaana 32-sano jir ah ayaa 7 mar bilado ka helay ciyaaraha Olympic.
Mo Farah oo ah Soomaali heysta dhalashada Britain isla markaana labo biladood oo dahab ah ka helay ciyaarihii Olympic ayaa ku guuldareystay inuu kaalmaha hore soo galo.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com