Uncategorized

AKHRISO -. Magacyada 9 Fanaan ee lagu tilmaamo inee yihiin kuwa ugu dhaqanka xun

Ikraan Caraale
iftineducation.com – Fanka Soomaaliyed laga soo bilaabo 1940 illaa 2012 waxaa u dhaxeyo faqri aad iyo aad u weyn fanka somaliyed waxa uu ahaan jirey midka loogu jecelyahay qaarada iyo africa iyo europe-ta kale markii loo fiiriyo erayo macan iyo kuwo xaqiiqda mar mar ka hadlo waayahan danbe ama 10kii sano ee u danbeeyay waxaa soo baxayo dhaqamo aad u xun xun oo lakala yimaado wadama europe-ta kaasoo kaa reebayo dhaqankaada suubanaa ee aad ku dhex laheyd qaarada africa.

Hadaba waxaa jiro fanaanin markaad arko dhaqankooda oo aan kugu soo dhicin heestooda oo aad la yaaban tahay waxa ay ku kacayaan iyo sidey isku qaawinaayan iyagoo hadane kuleh waxaan ahay qof muslim ah fanaanow hadii aad danbi ku jirtay oo hadane aad ku darsatey inaad is qaawiso maxaa diin ka sheganee diinteena misidaas ayey qabto freedom waa waxa ay gaalada isaga sheegan  ma ahan wax diinteena ku xusan wax cadeyna an loo heyn reebid maahe , Hadaba waxaad kusoo dhawaataa Faniinta somaliyed oo dhaqankooda ka doorbidey gaalo dhaqamadooda..

1- Fartuun Axmed Sahal ( Birimo )
2- Ikraan Caraale
3- Farxiyo Kabayare
4- Nimco Dareen
5- Dalmar Yare
6- Farxiyo Fiska
7- Hodan Abdi raxmaan
8- shik shik
9- Xusein Carab

Hadii aad si wanaagsan u fiiriso aad raacdo caadooyinkooda waxaa kusoo baxayo indhaqankoodii suubana ay ka tagen ay ka door bideen in ay qaatan midkii cadaanka ahaaa oo sal iyo raad ku laheyn dhaqanka umada somaliyed ay leyihin qof walibana uu niyada iska yiraahdo maxaa saan ku watey waxaan dadweynaha yaqaano fanaaniintas ay waaniyaan kuna yiraahdan sidaan iska badala ee xijaabta..

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com