Uncategorized

Ajay iyo Shah Rukh Khan oo filin wada jilaya.

iftineducation.com –  Labadaan jilaa ee Ajay Devgan iyo Shah Rukh Khan ayaa la ogaa in isku dhac ka dhashay labada filin ay kala jilayeen ee kala ah ‘jthj iyo sos’, Ajay ayaa dhaleeceyn u jeediyay shirkada Yash Raj oo uu ku tilmaamay mid qas wada.

King Khan oo si toos ah iyo si aan toos eheyn u taageeray filinka Ajay sidii uu u guuleysan lahaa, wuxuuna hada doonaya inuu Ajay Devgan qeyb ka kasiiyo filnkiisa soo socda ee ‘Chennai Express, kaas oo soosaare uu ka yahay Rohit Shett oo Ajay ay aad iskugu dhowyihiin.


Ajay iyo King Khan oo lagu xanto in dagaal ka dhexeeyo, ayaa waxa la tilmaamay inay filinkaan kusoo bandhigi doonaan inaan wax cadaawo ah aysan ka dhexeyn.




____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
iftineducationmedia@gmail.com