Uncategorized

Tahniyad aroos loo dirayo Maxamad Xuseen Ibraahin iyo Fardowso Cabdi Xassan oo ku aqalgalay Sacuudi Carabiya

Tahniyad aroos
iftineducation.com – Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo. Dadka hoos ku xusan waxay hanbalyo iyo farxad aroos aan kala har laheen u dirayaaan Boqorka iyo Boqorada, Arooska Iyo Aroosada oo kala ah Maxamad Xuseen Ibraahin iyo  Fardowso Cabdi Xasan oo 30 November 2012 Ku aqal galay magaalada Raabaq ee wadanka Sacuudi Carabiya, Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara kala hela ubad kheyr qaba, bash bash iyo kalgacal joogta ah kuwada jooga, waxaa tahniyadan kala diraya ehelada Boqorka iyo Boqorada oo kala ah:

Hooyo Muumino Tigow Dhoore
Hooyo Xabiibo Daahir Ali

Aabo Cabdi Xassan Iimaan
Aden Abdi Adow

Ismahaan Cabdi Xassan
Maxamad Deeq Cabdi Xassan

Najmo Cabdi Xassan

Ibraahin Cali Cabdi

Eng.Ibrahim Ali Abdi (deer Ali).


Ismail Ibrahim Ali (geelqaad).

Abti Cismaan Maadow Cabdille.

Hooyo Shoobaay Maadow Cabdile.

Hooyo Faadumo Maadow Cabdile.

Hooyo Seynab Maadow Cabdile.

Hooyo Xaliimo Maadow Cabdile (Xaalimo Weyney).

Hooyo Xaliimo Maadow Cabdile (Xaliimo Yareey).

Xassan Aadan Maadow ( Xassan Gadafoow).

Rashiid Macalin Cabdi.

Fooleey Maxamad Maadow.

Xaawo Maxamad Maadow.

Maxamad Nuux Bilow.

Xassan Abdi Idiris.

Sheekh ibraahim Xassan Abdi.

Idiris Xassan Abdi.

Faadumo Daahir Ali.

Shanqaroow Aadan Nuur.

Xaaji Cismaan Qataarey.

Muxumad Abdi Cali Shoobaay.

Ibraahin Cali Shoobaay.

Cabdi Cali Shoobaay.

Abdi Cadow Aadan Nuur.

Ibraahin Cali Qoriyow.

Barre Xassan Guumow.

Khaliif Cabdi Kariin Idiris Ordaaye.

Nux Aadan Cabdile.



Dadkaas iyo dadkale oo fara badan aan halkaan lagu soo koobi karin waxey leeyihiin wiil iyo caano gabar iyo caano, noqda kuwii isku waara isku raaga isku cimri dhameesta, guri barwaaqo leh, nolol Allah barakeey ayaan idiin rajeyneenaa.

aamiin aamiin amiin






____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com