Uncategorized

Sheeko Dhab Ah Oo Aad U Qosol Badan ” Akhri ”

iftineducation.com – Sheeko Qosol Badan Ayaa Waxay Dhex Martay Hooyo Labo Wiil Dhashay Ama
Leh Iyo Nin Oo Xiligaas Ay Is Baranayeen Ama Is Donayeen Sheekaad Ayaa
Waxay Ku Bilabaneysaa Sidaan
 
Hooyada Labada Wiil Dhashay Lakin La Soo Furay Ayaa Dugaan Wax Ka Soo
Iibsaneesay Nin Oo Ay Hore Isku Garanayeen Ayay Isku Arkeen Dugaanka
Naftigiisa Lakin Ninka Waxuu Ogaa Oo Kaliya In Laguursaday Lakin Muusan
Ogeyn Ama Mamaqlin In Ay Caruur Dhashay Oo Ay Lee Dahay Waa Ay Is Sal
Salmeen Waxay U Sheegtay In Ninka Qabay Ay Kala Tageen Oo Ay Madax
Banaan Tahay Waxuu Dhahay Waadba Kala Tegteen Miyaa Haa Ayey Ku Dhaday.
Markaas Ayey Soo Booday Hooyada Lasoo Furay Waxay Ku Dhahday Maan Ku
Qasaarin Labo Nin Ayaan Ka Helay Hadii Uu Ifuray Calafkeena Ayaa
Dhamaaday Labadeeda Nin Ayaa Wax Itaraayo Ku Waas Ayaa I Anfacaaya Waa
Uu Yaabay Ninkii Maxaad Shegeysaa Ayuu Dhahay War Miyaad Waa Latay
Maxaad Ku Hadleysaa.
Naagtii Hooyada Aheed Ee Labada Wiilal Dhashay Ayaa Mar Kale Soo
Booday Hadalkii Ayey Ku Celisay Waa Run Maqasaarin Labo Nin Oo Lawaatan
Jir Ah Ayaan Helay Ayey Ku Dhahday Ninkii Waa Uu Sii Yaabay Iska Amuus
Ayuu Dhahay Wax Fiican Kuma Hadleysidee Walahi Hadal Fiican Ayaan Ku
Hadlayaa Ayey Dhahday Ee Ku Farax Hadalka Aan Ku Sheegay.
Maxaan Ku Farxaa Ayuu Dhahay Waanba Yaa Banahay Ayuu Dhahay War
Farxad Leh Miyaadba Ii Sheegtay Ayuu Dhahay Hadal Aan Ka Naxo OO Aan Ka
Yaabo Oo Kaliya Ayaad Ii Sheegtee Ayuu Dhahay Ninka Oo Yaaban Oo
Jahwareersan Ayaa Waxaa Soo Kala Dhax Galay Ninka Dugaanka Ay Iskugu
Yimadeen Ama Markii Hore Ay Isku Arkeen Ninka Dugaanka Iska Leh Ayaa
Waxuu Dhahay Maxaad Isku Heesatiin Ninkii Yaabanaa Oo Naxsanaa Ayaa Soo
Booday Waan Is Sal Salaanay Ayuu Ku Dhahay Gabadhaan Hore Ayaan Isgu
Garaneenay Maalin Dhexdaas Ayaan Maqlay In Ay Guursatay.
Waxay Ii Sheegtay In Lasoo Furay Lakiin Waxay I Leedahay Ayuu Dhahay
Labo Nin Ayaan Helay Hadii Uu Ifuray Maqasaarin Ayey Igu Dhahday Ayuu
Dhahay Ninka Dugaanka Ayaa Soo Booday Waxay Kawadaa Ayuu Dhahay Labo
Wiil Ayaan Dhalay Oo Dhib Maqabo Ee Aniga Ayaa Faa Idoqabo Ayey Ku Lee
Dahay Oo Ay Ka Wadaa Ayuu Dhahay Markaas Ayuu Qosal Ladhacau Markaas
Ayuu Dhahay Farta Waa Weyn May Wax Noogu Qorto Sida Aanba Hore Iskugu
Fahano Dhamaad.





____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com