Uncategorized

Shakira Oo Soo Bandhigtay Uurkeeda? (Daawo Sawirada).

Shakira iyo Bique
iftineducation.com –  Fanaanada caanka ah ee Shakira ayaa bogga Facebook iyo Twitter ku faafisay sawirka iyada iyo gacaliyeheeda Gerard Pique, waxaana la arkayay fanaanada oo calooshu u banaantahay, iyadoo sida muuqata dadka tusineysay uurkeeda. 

Shakira ayaa sawirka kusoo qortay waan awoodaa inaan sagaal bilood oo kale sidaan ahaado, fananaanadaan ayaa horay u sheegtay uurkeeda iyadoo tilmaantay inay u bixi doonto magaca “Olisato”. 

Fanaanadaan asal ahaanka kasoo jeeda Lebnan ayaa sheegtay in muhiimada ugu weyn iyadad iyo duqeeda Gerard Peque ay tahay canugaan jidka kusoo jira.

Shakira and Pique




____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com