Uncategorized

Qarax Weyn Ayaa Ka Dhacay Gordhaweyd Xaafada islii Ee Magalada Nairobi

qaraxa nairobi
iftineducation.com – Warar Kala Duwan Ayaa Ka Soo baxaya Qarax Gordhaweyd ka Dhacay Xafada Section 3 Ee Magalada Nairobi,Kaasi oo Faahfaahino kala Duwan ka Soo baxayaan.

Wararka Waxay Sheegayaan inu qaraxani Ahaa Nooca Dhulka Lagu aaso Iyadoona Dhowr Qof Oo rayida Ku Dhawac meen.

Qaraxani Ayaa Ka Dhacay Inta U dhaxaysa xafada islii Iyo Section 3 Ee Magalada nairobi Iyadoona Halkaasi Soo Gadaheen ciidamada amaanka kenya.
Madaxa booliska Nairobi Moses Ombati ayaa u sheegay wargayska Standard inaan wali la ogayn qaraxa waxa sababay, isagoo xusay in qubarrada ay u jihaysteen goobta uu falka ka dhacay si ay baaritaanno u sameeyaan.

Dadkani Dhawac May Ayaa Ahaa Dad Rayid ah,iyadoona Dhawacooda Goobtaasi Ka qadeeb Baaburta Anbalace.

Ilaa Hada Macada Faahfaahin dheeri ah Cida Qaraxani Lagu Bartilmameed sanayey inkasta Oo Goobta tahay goob Wado Oo Dadka Isugu kal Gudbaan Labada xafadood.





____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com