Uncategorized

Messi oo ka sara Maray Record kii Pele iyo Wararkii ugu Xiisaha Badnaa Ciyaaraha Caalamka (Daawo Sawirada)

iftineducation.com –  Arjentina Xidigeeda Messi ayaa ka fiicnaaday Pele Taas ayaa Naqatay Mid
Lagu dhawaaqay ka dib Markii Goal dhaliyaha Barcelona uu dhaliyay 76
Goals Sanadkan

Xidiga Barcelona iyo Arjentina ayaa ka sara Maray Geesigii Brazil Pele Goalsahii uu u dhaliyay Xulka iyo koox Hal sano

Messi ayaa Laba Goal dhaliyay kulanki Mallorca ay kaga Adkaadeen 4-2 da
taasoo ka dhigan Sanadka 2012 inuu dhaliyay 76 Goals isagoo Sagaal ka
dambeeya Xidga Germany Gerd Muller kaasoo ah Ninka ugu sareeya Mar
Walba.

Sanadkii ugu Fiicnaa Pele ayuu dhaliyay 75 Goals Santos iyo Brazil 1972

Macalinka Barca Tito Vilanova ayaa yiri Messi Records kiisu Caadi Maahan

Messi ayaa Goal dhalinta Horiyaalka ku Hor kacaya 15 Goals isagoo dhaliyay Tartanada oo dhan 20 Goals

Neymar ayay Faa,iido u tahay La Ciyaaristiisa Kaka ee Brazil sidaa waxaa Rumaysan Gilberto Silva

Ciyaariyahankii Hore ee Qadka dhex Arsenal ayaa Rumaysan in Goal
dhaliyaha Da’da yar inay Caawin doonto Qibrada Xidigaha Sellecao sida
Ciyaariyahanka Real Madrid

Gilberto Silva ayaa dareemaya Qibrada Ciyaariyahanada Sida Kaka Elano
iyo Maicon ee Xulka Qaranka Brazil ay Caawinayso Neymar isla Markaana ay
ka dajinayso Cabursanaanta

Kaka ayaa dib ugu soo naqday Selecao bilowgii Sanadkan ka dib Laba Sano
oo uu Maqnaa Gilberto Silva ayaa Rumaysan Ciyaariyahanka Real Madrid
Keenistiisa inay Caawin doonto Neymar

Neymar waxa uu leeyahay Tayo waana 20 Jir wuxuuna ku Hogaamin kooxda
Guulo taasoo ah wax wayn Ciyaariyahankii Hore ee Arsenal ayaa sidaa u
sheegay FIFA Official Website

Waxaa saaran Cadaadis Tira badan waxaana Caawin kara Qibrada xoogaa Ciyaariyahano ah oo dhinacyadiisa Jooga

Shevchenko oo loo soo bandhigay inuu Macalin u Naqdo Xulka Qaranka Ukraine


Goal dhaliyihii Hore ee Ac Milan ayay Xiriirka Ukrainian Football Association usoo bandhigeen inuu qabto Xulka Qaranka

Goal dhaliyihiin Fariistay ee Ukraine Andriy Shevchenko ayay bilaabeen
Xiriirka Kubada Cagta ee Dalkaasi inay usoo bandhigaan inuu naqdo
Macalinka Xiga Xulka qaranka

Waxa uu ka Fadhiistay Ciyaarista kubada Cagta ka dib Ciyaarihii Euro 2012

36 Jirkan ayaa hada waxaa waydiistay Madaxwaynaha Xiriirka Dalkaas Anatoly Konkov inuu qabto Xulka Qaranka

Sanado ka Hor Pep Guardiola Ayaa Natiijo Wax Gal ah u qabtay Barcelona Madaxwaynaha ayaa sidaa u sheegay Ukrainian FA Website

Waxaan Hubaa in Shevchenko inuu wax wayn u qaban karo Xulka Qaranka waxa uuna leeyahay Qibrad ku Filan

Gudihii October Shevchenko ayaa shaaciyay inuu ku biirayo siyaasada Dalkaas

Waxa uu usoo Ciyaaray Blues Goal dhaliyaha Qabiirka ah ayaa ku soo
qaatay waqti Ac Milan isagoo dhaliyay 219 Goals 444 kulan oo uu Saftay

Van Persie oo laga Saaray Xulka Qaranka Holland Dhaawac dartii

Goal dhaliyaha Manchester United ayaa Ciyaaray 90 Daqiiqo kulanki Red
Devils Guusha ay kla gaartay Aston Villa Sabtigii laakiin wuxuusan
Ciyaari doonin Kulanka Saaxiibtinimo ee Dhex bartanka usbuuca ay kaga
Hor tagayaan Germany

Wolfsburg Goal dhaliyaheeda Bas Dost ayaa lagu badeli doonaa Van Persie
Van Gaal ayaa sidoo kale lagu qasbay inuu ka tago Afar Ciyaariyahan oo
kale kulanks Ka dhacaya Ameterdam

Dhaawaca Van Persie ayaa ka saaciday Klaas Jas Huntelaar

Xidiga Schalke ayaa u dhaliyay 34 Goals 59 kulan oo uu u Saftay Dalkiisa

Van Persie ayaa dhaliyay 31 Goals 71 kulan oo uu u Saftay Xulka.


Dzeko Ma Faraxsanaan doono inta uu Fasdhiyo kursiga Kaydka sidaa waxaa qiray Mancini


Manchester City Macalinkeeda Roberto Mancini ayaa sheegay inuusa U
malaynayn in Edin Dzeko uu ku qanacsanyahay Kooxda inta uu sii Fadhiyo
kursiga kaydka

Dzeko ayaa Mar kale ku soo Muuqday badel isagoo dhaliyay Goalkii guusha
kaasoo kooxda difaacanaysa Horiyaalka ay kaga Tottenham 2-1 Axadii

Bosnian ka ayaa Leh hada Lix Goal Sagaal kulan oo uu Saftay Horiyaalka
Premier League isagoo ka Goalal badan Goal dhaliyaasha isku kooxda ay
yihiin isagoo ku soo bilowday Sadex kulan oo kaliya Xili Ciyaareedkan

Ma faraxsana Mancini ayaa sidaa u sheegay Wariyaasha

Waxaan haysanaa Sadex Goal dhaliyaal oo Muhiim ah maanta Mancini ayaa ku
sii daray Sanadki la soo dhaafay Waxaan ku guulaysanay Horiyaalka
Goalal ay dhaliyeen Goal dhaliyaasheenu ayaa sabab u ahaa.


Blues oo ka Cabsi qabta in John Terry uu Maqnaan doono Xili Ciyaareedka oo dhan

Blues ayaa aad uga Cabsi qabta in Captain koodu uu seego Xili Ciyaareedka oo dhan ka dib Markii uu gaaray dhaawac aad Halis u ah

John Terry Lugtiisa Midig Waxaa si qatar ah Luga kale u saaray Luis Suarez

Chelsea ayaa aad uga Cabsi Qabta in Terry inuu dhamaaday Xili Ciyaareedkiisi ka dib Dhaawicii Shalay

Blues Captain keeda oo 31jir ah ayaa Cabaaday Markii dhaawac qatar ah uu gaarsiiyay Goal dhaliyaha Liverpool Luis Suarez

Daafaca dhexe Terry oo Madax Goal ugu dhalshay Blues ka Hor intii uusan ooyin ayaa Maanta La Marsiin doonaa Tijaabo

Blues Macalinkeeda Di Matteo ayaa yiri aad ayaan Cabsi qabnaa dhaawaca John waxaan Jecelnahay inuusa sii naqan qatar saasa.

Waxaa Si Lama Filaan ah Looga Wacay Xulka Qaranka England Zaha

Wilfried Zaha ayaa u Ciyaari doona Xulka England Markiisii Ugu Horaysay
Ka dib Markii loogu wacay inuu ka Mid Naqdo Xulka Arbacada Ciyaarta
Saaxiibtinimo La Ciyaaraya Sweden

Hodgson ayaa ka tagaya Qayb kamid ah Weerarkiisa Wayne Rooney iyo Theo
Welcott ayaa laga tagay ka dib Markii dhaawacyo soo gaareen Dhamaadkii
usbuuca

Rooney ayaa laga saaray 79 daqiiqo Kulanki Manchester United 3-2 ay kaga Adkaatay Aston Villa Dhaawac qoobka ah

Hodgson ayaa sidoo kale wayn doona daafaca Cyle Walker iyo Xidiga
Garabka Lennon dhaawacyo soo gaaray dartood Kulanki Man City ay ka Hor
tageen

Zaha wicitaankiisa ayaa keenay ka dib Markii uu ka caawiyay kooxdiisa
Crystal Palace inay Tagto Haka ugu Saraysa Horiyaalka Championship ka.

Ashley Cole wuxuu ku sii PSG waxaa sidaa yiri Hooyadiis


Chelsea daafaceeda ayaa u dhaqaaqi doona kooxda Dalka France PSG dhamaadka Xili Ciyaareedka

Ashley Cole waxa uu u dhaqaaqi doonaa PSG dhamaadka xili Ciyaareedka sidaa waxaa yiri Ciyaariyahanka Hooyadiis

Cole ayaa Chelsea kula heshiin waayay Wada hadala Cusub ka dib Marki loo
soo bandhigay Hal Sano kaliya PSG ayaa loo malaynayaa inay ku
guulaysato Saxiixiisa

Manchester United ayaa sidoo kale Xiisaynaysa daafaca England kaa soo Naqan doona Xor Xagaagan

Laakiin 31 jirkan hooyadiis Sue Cole ayaa u sheegtay FACEBOOK Pals waxay
u egtahay inuu aadayo Meel ka fiican Halkan sidoo kale wada hadlka kama
marna Man U

Waxay sidoo kale sheegtay Macalinka PSG inuu La soo Xariiray

Cole ayaa kula Guulaystay Italian ka Laba Koob Chelsea intii uu joogay 2010 waxa uuna Xiriir wayn la leeyahay Macalinkiisi Hore


____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com