Uncategorized

Marunbaa in Abwaan Sangud aay Badi Goobayaan Mareekanka iyo Interpol?Halkaan Ka xaqiiji

iftineducation.com – Dowladda Mareykanka ayaa Baadi goobeysa Abwaanka weyn ee caanka ah Abwaan Maxamuud C/llaahi Ciise Singub oo muddo ku Noolaa Wadanka Mareykanka.

Police Caalamiga ah ee Interpol ayaa Websitekooda kusoo dhajiyay Magaca iyo Sawirka Abwaan Singub wexeyna ku daabeceen Qeybta dadka la Baadigoobayo ee Wanted-ka.

Abwaanka ayaa lagu eedeynayaa in uu Geystay dambi ah gabood fal jinsiyeed waliba qof caruur ah sida ay Sheegeen waxaana Baadi goobeysa dowladda Mareykanka sida lagu daabacay Bogga Interpol.

Abwaanka ayaa la aaminsanyahay in lagu Heysto Ruwaayaddii Qabyo 2 oo ay ku jirtay Qeybta dhaqan doorsoonka Soomaalida oo uu kula hadlayay Markuu lahaa Ma Mareykan baan nahay.

Dadka Soomaalida ah ayaa aaminsan in Abwaanka loo heysto Arimo la xiriira Wadaniyada oo aysan waxba ka jirin Eedeymaha ay soo maleegayaan.
Waakan Warantka ama warqada Qabashada ee World policeku( Inter-pol’)ama booliska ku faafiyeen dunida oo dhan:-






____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com