Uncategorized

Ma Rabtaa In Ninkaada Dalabkaada Daqiiqad Gudaheeda Kugu Sameeyo? Habkaan Samee .

iftineducation.com – Waxaad ogaataa marka hore in ninkaada codsiyaadada uu kugu fulinayo si degan oo aan laheyn dood iyo is qab qabsi , mararka qaar ninku ma jeclo haweeneyda dalabaadka badan .

Hadaba shabakada arimaha qoyska alcarabiya ayaa ku siineysa talooyin uu ninkaada si deg deg ah uu uga jawaabayo dalabaadyadaada .

1- waa in dalabaadyadaada ahaan kuwo aan macquul ah oo ninkaada uu ka naxayo oo kedis ku noqonaya .

2- hadii dhanka shaqada uu dhib ka haysto waxa uu noqonaya mid wel welsan ee dib u dhigo dalabaadkaada oo ogaaw in uu bahaan yahay naxariistada iyo in aad is bar bartaagtid .

3- waa in aad doorataa waqtiga munaasibka ku ah in aad wax weydiisato.

4- ka digtoonaaw hab dhaqanka ka faa`ideysiga haddii ninkaada uu dareemo in aad ka faa`ideysaneyso fal celiskiisa dhankaada aad ayuu u yaraanayaa .

5- hakula doodin dalab caruurta hortoooda am qof kale .

6- waa in aad la socotaa miisaaniyada ninkaada oo aad eegataa in uu awoodi karo waxa aad weydiisaneyso.

7- In aad caruurta ka dhigan gaashaan oo halkii adiga wax ka daban laheyd in iyaga aad adeegsato oo ku hoos gambato.



8- Waligaa habkaan ha sameyn ee ah in aad is xanaajiso ama ilin iska keento si uu dalabkaada u hesho , waana midda ugu daran ee ay ragga neceb yihiin .</p>


xigasho: alcarabiya.com


____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com