Uncategorized

Ma Ogtahay in la ogaan karo Wadanka aad joogtid marka aad Qof u dirto Email….

Email iCon
iftineducation.com – Xaddaarada Technology ayaa maalin maalin ka dambeysa aad u sii hormareysa, Haddaba Akristow sow lagama yaabo in qof aadan aqoon email kuu soo diro, kadibna ku caaya ama ku yiraahda wadan hebel ayaan joogaa. 

Markaas ma ku wareertay qofkaan meesha uu jooga iyo bal in aad wax uun ka ogaatid wadanka uu joogo. 

Hadaba waxaan jeclaaday in aan idin tuso Qaabka ugu sahlan ee QOF email kuu soo diray aad ku ogaan kartid Wadanka uu jooga iyo ISP (Internet Server Provider-ka) uu is timcaalayo. Haddii aad ogaatid ISP, isla mar ahaantaasna uu qofkaasi sii wado cayda, waxaad markaas la xiriiri kartaa meesha siisay ISP ama barta uu ka isticmaalo Internetka, kaddiba waxaad u gudbin kartaa hay’adaha ku shaqada leh ammaanka, sida booliska.


Waxaan idin kugu soo gudbindoonaa Qaabka ugu sahlan ee QOF email kuu soo diray aad ku ogaan kartid qeybta 2-aad lasoco. . . .

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com