Uncategorized

Liiska Tababarayaasha ugu Mushaarka Badan Caalamka isbuucii oo lasoo saaray (Aqriso sida loo kala horeeyo)

iftineducation.com – Waxaa La soo saaray 10ka Macalin ee qaata Mushaarada Ugu badan usbuucii
yaa galay Kaalinta 1-aad ilaa kaalinta 10-aad kuwaa oo dhamaan noqday
macalimiin u dhashay qaarada yurub.

Waxaa kaalinta 1aad ka galay Kaligii taliskii Hore ee Kooxaha Porto Chelsea iyo inter Milan ahna Tababar Bixiyaha Real Madrid

Waxaa Halka ugu Hoosaysa Lagu arka Ninka Dalka Scotland Ahna Ninka ugu Taariiqda Wayn Kubada Cagta Britain Sir Alex Ferguson

Dahamaan sida loo kala Horeeyo Halkan ku Arag

1-Jose Mourinho (Real Madrid) £165,000

2-Roberto Mancini (Man City £145,000

3-Guus Hiddink (Anzchi) £145,000

4-Marcello Lippi (Guangzhou) £135,000

5-Arsene Wenger (Arsenal) £115,000

6-Carlo Anceloti (PSG) £100,000

7-Felix Magath (Wolfsburg) £100,000

8-Andre Villas-Boas (Tottenham) £87,000

9-Jupp Heynckes (Bayern Munich) £84,000

10-Alex Ferguson (Man Utd) £80,000

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com