Uncategorized

LAYAAB – LASHA PATARAIA, Ninka aduunka ugu dhagta adag, Oo dhagtiisa ku jiiday helikobtar (Daawo Sawiro + Video)

LASHA PATARAIA
iftineducation.com –  LASHA PATARAIA Waxaa loo doortay ninka aduunka ugu dhagta adag kadib markuu dhagtiisa ku jiiday helikobter militeri MI8 oo culeeskeeda la egyahay 7.7 ton, uuna jiidaayay ilaa 26.3 meter.

Isbuuc ka hahor LASHA PATARAIA, wuxuu misana jiidat TRUK culeeskiisu yahay 8 ton magaalada Rustavi, Georgia. Ninkaan 32 jirka ma isticmaalaayo gacantiisa, wuxuu isticmaalayaa dhagtiisa, waxaa lasheegay inuu sameeyay tababar si uu ujabiyo rekoorka GUINES BOOK OF RECORDS.



Halkaan Ka Daawo VIDEO ga Layaabka LEh

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com