Uncategorized

Lamaane isku Dhalay Caruur Mataano ah oo Lagu Qoray Buuga Mujisooyinka

iftineducation.com – Lamaane ku nool Gobolka Calafornia ayaa isku dhalay Caruur Mataane ah , kuwaas oo lagu sheegay inay yihiin Caruurtii ugu culeyska badneed caalamka.

Jason iyo Brittany waa Lamaanaha isku dhalay caruurtan mataanaha ah , waxayna ku nool yihiin Gobolka Calafornia , iyagoo si weyn ugu farxay caruutnaa mataanaha ah ee gaaray 3 caruur.

” Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan maqlo arintan ku saabsan in hooyada caruurtan ay dhasho caruurtan galay taariikhda” ayuu sheegay aabaha qoyskaan.

Caruurtaan ayaa culeys ahaan waxaa lagu sheegay inay yihiin 20 pounda, waxaana lagu daray buuga mucjisooyinka lagu qoro, maadaama aysan wali dhicin caruur ku dhalata miisaanka intaan la eg.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com