Uncategorized

Labo Fanaan oo Soomaali ah oo Aflagaado Hanjabad Xanbaarsan isku Dhaafsaday Facebook (Xog Hoose)

iftineducation.com – Fanaaniinta dhalinyarada ah ee kala ah Aar Maanta Iyo Ahmed
Rasta,ayaa dagaal afka ka dhax qarxay kadib makii maanta hadalo
hanjabaadyo ah isku dhaaf sadayn barta bulshada ee Facebook .
Aar Maanta Iyo Ahmed
 
Aar Manata ayaa soo dhax dhigay page-ka Facebook uu ku leeyahay hadal
hanjabaad ah uu u soo diray Fanaanka Reer North America ee Ahmed Rasta
,waxaana hadalada ka mid ahaa “waan ku sugayaa waraa waxaad iskula
hadashay malagaagi soo dhaqso abti ama yarka lawayay”.
Fanaanka Aar ayaa isna ugu jawabay Ahmed Rasta hadaladaan “Nin la
yidhaahdo Ahmed Rasta ayaa bilaabay inuu internetka iiga soo hanjabo,
muxuu igu maagay tollow? ma gabadhiisaa heesahayga ku wareerisay!
Fananiinta ayaa inta badan ka dhaxeeya xifaaltan xaga fanka iyo
hablaha ama dumarka ah lakiin lama oga in labadaan fanaan dagaalkooda uu
ka bilawday arimo xaga dumarka ku sabsan.
Aar Maanta ayaa isagu u muuqday fanaan la maagay maadaama Qoraalka uu
Ahmed Resta soo diray uu ekaa mid kedis ku ahaa fanaanka Aar.
Dagaalkaan ayaan la ogayn waxa uu salka ku haayo ilaa iyo hadda iyo
meesha uu ka bilawday balse hadaynu nahay boga Jilaa .com waxan isku
dayi doona in aan idin soo gudbino sababta dagaalka keentay iyo waliba
meesha uu ku dhamaado dagaalkan.





____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com