Uncategorized

Laacibka Wayn ee Lionel Messi oo argagax la kulmay Kadib Markii oo ka Dagay Magaalada Riyaadh(Daawo Sawirada)

iftineducation.com – Waxaa Maanta gaaray Magaalada Riyadh ee xarunta Dalka Sacuudi Carabiya
Xidiga aduunka Messi kaasoo halkaa ugu qabgalaya kulan ka saaxibtinimo
ee Dalka Arjantiin la ciyaari doono Dalka Sacuudiga.

Messi ayaa Shalay gaaray Dalka Sacuudiga waxaana si wayn loogu soo
dhaweeyaya garoonka diyaaradaha Magaalada riyaadha iyadoo aamnkiisa aad
loo adkeeyay waaxana ilaaniyay Ciidama booliis ah .

Booliiska ilaada ka hayay ayaa Missi waxa la sheegay in uu argagaxa iyo
cabsi ka qaaday markii aay booliiska isku haeereeyeen kidib marki dad
kala duwaan oo tageera u ah ku soo xoomeen

Balsa waxaa la arkayay asgoo qoriga AK-47 lagu ilaalinayo walow afka
hore ee qoriga uu ku adanaa madaxa Messi taas oo sawiro laga qaaday
saxafada ku sheegeen in shook aay ku riday arintaa xidigaan.

Dalka Arjantiin ayaa Ciyaar saaxibtinimo la ciyaari doona Dalka
Sacuudiga waaxana kulan kaa la filayaa in uu ka dhaco Magaalada Riyaadh
halkasoo tagaeeryaal badaan ay ku sugayaan xidiga Kooxda Barcelona .



W






____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com