Uncategorized

Jilaaga Caanka ah Johny Lever (Amadi) oo Somalia Kusii Jeeda.

iftineducation.com – Jilaaga Caanka ah ee Johny Lever oo ay Soomaalidu utaqaano Amadi ahna
Qosol yahan Dhalashadiisu tahay Hindi ayaa Kusii Jeeda Magaalada
Muqdisho ee Dalka Somalia.
Amadi oo Bahda Daawata Aflaanta Hindigu ku xasuustaan Qeybta
Shactarada ayaa mar uu Hadal hayay Waddama uu aadka uxiiseeyo inuu mar
tago kamid dhigay Dalka Soomaaliya.
Jilaagaan oo ogsoon in aad looga taageero Gudaha Dalka Soomaaliya
ayaa mar xusan inuu jecelyahay Imaashaha Dalka Soomaaliya hadii ay
xasisho xaaladiisa, Balse waxuu cadeeyey inuu Doonayo booqashada
Magaalada Muqdisho.
Si toos ah uma carbaabin Danaha rasmiga ah uu ku doortay Dalka
Soomaaliya waqtiga uu xusayayna waxuu lamid dhigay wadamo dhowr ah ooy
kamid ahaayeen, Morocco, Nigeria,Mozambiqeu , kuwaasoo Qaarada Afrika
kuwada yaalaan.
Dalka Soomaaliya kadib Burburkii waxaa yimid Jilaayaal &
Fanaaniin tira badan iyagoo ka socday Wadamo kala duwan inkastoon
bartaan kuwada xusi karin Actors,ka yimid Gudaha dalka Soomaaliya.
____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com