Uncategorized

Gabaryahay Kaga Guuleyso Seygaaga Kulanka Sariirta Sir Muhiim ah.

Sir Muhiim ah
iftineducation.com – Waxaa jira Gabdho badan oo ku wareersan sidii ay Mar qura ugu guuleysan lahaayeen kulanka Joogtada ah ee Ciyaarta sariirta.
 
Ma fiican in haweenku mar waliba ay ku niyad jabaan Kulanka Macaan ee Ciyaarta Sariirta kaasoo sababi kara in ay ku caajisto Galmada , ugu danbeyn waxay dhibsanaysaa kulankaaga waxaana halkaas ka imaanaya isbadal iyo kala xiisid.
Hadaba si aysan sidaasi u imaan gabadhyahay isku day inaad Seygaaga ka guuleeysatid ood xiiso uyeeshid ciyaarta Sariirta , waxaadna ku dadaashaa inaad mararka qaar adigu bilaabtid bilaawga Raaxada , Tusaale adigu u raaxee oo si cajiib ah ukici dareenkiisa.
Kolkeey soo gaba gaboowdo dheh wonderful Meeting ayuu ahaa , usheeg in Seygaagu yahay mid Raaxo ka sameysan hadii san eheen xitaa .






____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com