Uncategorized

Gabadha niyadda u dhisan ayaa ka caafimaad badan midda kale+ warbixin

Happy girl
iftineducation.com – Haweenka Rajada badan ayaa lagu waramay in ay ka cimra dheer yihiin dhigooda aan rajada laheyn mar waliba sida daraasad la sameeyay lagu xusay .

Baaritaan qubaro Mareykan ah ay sameeyeem ayaa lagu sheegay in haweeneyda nolosha dhanka rajada ka fiirisa ay noolaaneyso cimri badan marka la bar-bar dhigeeda nolosha dhanka quusashada ka eegta .
Daraasada waxa ay intaa raacineysa in sidoo kale ay ka caafimaad badan tahay midda rajo beelka ku nool mar waliba taasi oo u nugl xanuuno dhowr ah. .
Baaritaanka waxaa kale uu leeyahay haweeneyda rajada badan waxaa yar in uu ku dhaco xanaanada Sokorta iyo cadaadiska dhiiga , halka dhigeeda rajjo beelka ah ay u nugushahay in cuduradaas ku dhacaan ayna u dhimato 





____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com