Uncategorized

fiirso nin jaajuus u ahaa YUHUUDA oo dhulka lagu jiid jiiday marinka GAZA

iftineducation.com – Marinka GAZA waxaa ku dhintay dad kor udhaafay 117 qofood oo ay ubad naayeen caruur iyo haween oo aan waxba galabsan ayaa ku geeriyooday

usbuuc gudihiisa
arintaas oo ay dowlda israaiil ay ku macneeysay waxa ay ugu yeertay ka hortaga cadowga iyo ilaalinta Israail

Dadka reer falastiina arinkaa waxay ku sheegeen in uu yahay xad gudub xuquu qul isnaanka iyo burburinta shacabka reer Falastiin

ururka Tunka weyn ee Xamaas ayaa arintaan ku tilmaamay mid ka dhan ah oo lagu ciribtiraayo Falastiiniyiinta waxaana uu ugu baaqay Dowlada Islaamka inaysan indha ay san ka xiran
arinta Reer Falastiin. 


Mid ka mid ah Madaxda sare ee Xamaas ayaa lala beegsaday Gantaal oo ay soo rideen diyarada Israaill waxaana halkaas ku geeriyooday mid ka mid ah xubnaha sar sare ee Xamaas

waxaa kaloo sida wararka laga helaayo GAZA hada ay sheegayaan wasiirka caafimaadka Falastiin aabihiisa iyo laba wiil uu dhalay in lagu dilay weerao kale
baaritaano ay sameeyeen Muqaabraadka Falastiin waxaa lasoo ogaaday nin udhashay Flastiin uu hagaayay Diyaradihii Gantaalada ridaayay
lakiin dhalinyaro Gaangisitaro ah ayaa ka sii hor dhacay ciidanka xamaas iyo Dowladaba oo ninkii soo qabsaday oo isagoo nool jidka siday ugu jidayeen nafta uga baxday

ninkaan dhoowr jeer ayaa lagu soo oogaaday arinkaan lakiin cadeen buuxda kuma ay helin lakiin hada waxaa lagu helay war sax ah Ninkii jasuuska iyo gaagiistarada falastiin sideey ugaleen bal arag






____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com