Uncategorized

Exclusive: Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo Xeebta Liido ku dabaalanaya isagoo faraxsan (Daawo Sawir laga soo qaaday)

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xeebta lido ku dabalanayo
iftineducation.com – Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa laga soo qaaday sawirro isaga oo ku dabaalanaya xeebta Liido aadna ugu faraxsan inkastoo aan la ogeyn Sawirkan xiliga uu galay kahor inta aan la dooran iyo kadiba.

Madaxweynaha oo sawiradiisa lagu baahiyay shabakada bulshadu ay ku xariirto ee facebook ayaa waxa ay muujinayaan madaxweyne Xassan Shekh Maxamuud uu kamid yahay Asxaabta ku faraxsan hormarka dalka iyo sidii kale Xeebta Quruxda badan uu u dalxiis tago isaga oo faraxsan.



mana ahan Masuulkii ugu horeeyay ee Xeebta Liido damaashaad iyo dabaal u taga waxana Horey Xukuumdihii KMG ahaa gaar ahaan Xukuumadii R/Wasaare Gaas ay damaashaad u tagi jireen Xeebta liido ay xitaa Mararka qaar kubad kusoo ciyaari jireen.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com