Uncategorized

Eey qaaday Rikoorka Sanadkaan (VIDEO) – Mucjisooyinka Aduunka

Eey Qaaday Iskoor
iftineducation.com – Todobaadkan ayeey Saxaafada Caalamku hadal hayeen Eeyga dunida ugu yar oo lagudoonsiiyey Shahaado uu ku Muteestay Astaamaha uu leeyahay & Reerkiisa oo Dhaqaalo xoogan ku kasbaday.

Eeygan oo Da’adiisu lagu sheegay 2sano jir ayaa noqonaya mid COON ah, kaasoon laga dareemi kareen koriin hada kadib kusoo siyaada , Hadaba Qoyska leh Eeygaan ayaa shaaciyey ineey ku diideen Lacag dhan 1,000,000 ee Lacagta Mareeykanka.

Shahaadada eeygan lagudoonsiiyey oo ahaa mid uu ku muteestay Yaraantiisa & gaabnidiisa kaasoon laga filaneen in la helo isla sanadkaan mid Asaagiisa ah.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com