Uncategorized

Dhacdooyin Xanuun badan Oo Ka Dhacay Kilinka Shanaad Iyo Nimco Dareen Oo La Aamusin Waayay + Video

iftineducation.com – Ayadoo dhacdooyin aad looga naxo ay Ka dhacaan Degaanka Soomaalıda ee Itoobıya ayaa dhacdo aad Fool Xun Isla Markaana Ruux Maqla uu La Ilimaynayo Ay Ka Dhacday Deegaanadaasi.

Halkaan Riix Si Aad U Daawato Muuqaalka Murugada Leh.

Shacab aad u farabadan ayaa dhamaantooda wada ilmeeyay ayadoo sı weyn aay ugu xumaadeyn arintaan aadka looga naxo oo halkaası ka dhacday waxaana Si aan caadi ahayn u ilmeysay Fanaanadda caanka ah ee Nimco dareen oo halkaası safar kutagtay.





____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com