Uncategorized

Daawo Gabar weriye ka ah Channel Fox oo qosol jabsatay iyadoo warka aqrineysa.

iftineducation.com – Megan Kelly oo ah gabar weriye ka ah Channelka Fox News ee laga leeyahay Mareykan, ayaa qosol isku celi weysay xili ay aqrineysay warka. Kajol : Waxaan Jecelahay In aan Noqdo Hooyo lagu Daydo.  Akshay Kumar oo Heesayo Khatron Ke Khiladi Magen ayaa waxaa warka kasoo dhaxgalay news cusub, waxayna isku dayday inay soo gudbiso iyadoo wejigeeda laga…

Continue Reading

Uncategorized

Mucjiso mid ka mid ah xeebaha Dalka Australia oo isku badashay dhiig ama Gaduud(Daawo Sawirada)

iftineducation.com – Kumaan dalxiisayaal ah oo ku jirey tamashle iyo baashaal mid ka mid ah xeebaha wadanka Australia waxay la kulmeen wax aanay waligood arag oo mucjiso ah, iyadoo halkaasi uu ka dhacay kala carara iyo kabaha ha iiga istaagin. Dalxiisayaasha oo tubnaa xeebta dunida caanka ah ee loo dalxiiska tago ee Bondi Beach ee ku teedsan magaalada Sydney ayaa waxay…

Continue Reading

Uncategorized

Ila Qosolka Maanta – CAR QOSOLKA ISKU CELI kkkkk

iftineducation.com – Laba dahliyara ayaa shukaasi kadhexeeyey aad ayeyna isugu ciidanaayeen(isugu fiicnaayeen)sida aad ogtihiinba markay 2 qof aad isugu wanaagsan yihiin wax yaalo badan ayaa dhexmara sida kaftan badan, farakacayaar dadka qaarkiis iyo waliba kalsooni dheeraada gabadha iyo hooyadeed aad ayey isugu ekaayeen cabir ahaana isula ekaayeen labadoodubana indhaha ayeye xiraayeen(indha shareer ama niqaab). intaa waxaa dheeraa in wiilku tuhunsanaa in…

Continue Reading

Uncategorized

Fanaanadda Soomaaliyed ee caanka ah Saynab laba dhagax oo mar kale Muqdisho soo gaartay (DAAWO SAWIRO)

iftineducation.com – Fanaanadda caanka ah ee Saynab Maxamed Cumar Laba Dhagax oo manta muqdisho soo gaartay kadib markii ay ka soo kicitintay magaaladda Nairobi ee dalka Kenya iyo kamballa oo ay malmihii ugu dambeeyay ku sugneeyd. Fananadda oo haatan madax ka ah ururka lagu magacaabo Ururka wacyegelinta dhalinyaradda iyo dib u soo nooleynta fanka Soomaliyeed ayaa waxaa garoonka diyaradaha caalamiga ah…

Continue Reading

Uncategorized

LAYAAB – LASHA PATARAIA, Ninka aduunka ugu dhagta adag, Oo dhagtiisa ku jiiday helikobtar (Daawo Sawiro + Video)

LASHA PATARAIA iftineducation.com –  LASHA PATARAIA Waxaa loo doortay ninka aduunka ugu dhagta adag kadib markuu dhagtiisa ku jiiday helikobter militeri MI8 oo culeeskeeda la egyahay 7.7 ton, uuna jiidaayay ilaa 26.3 meter. Isbuuc ka hahor LASHA PATARAIA, wuxuu misana jiidat TRUK culeeskiisu yahay 8 ton magaalada Rustavi, Georgia. Ninkaan 32 jirka ma isticmaalaayo gacantiisa, wuxuu isticmaalayaa dhagtiisa, waxaa lasheegay inuu…

Continue Reading

Uncategorized

Tahniyad aroos loo dirayo Maxamad Xuseen Ibraahin iyo Fardowso Cabdi Xassan oo ku aqalgalay Sacuudi Carabiya

Tahniyad aroos iftineducation.com – Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo. Dadka hoos ku xusan waxay hanbalyo iyo farxad aroos aan kala har laheen u dirayaaan Boqorka iyo Boqorada, Arooska Iyo Aroosada oo kala ah Maxamad Xuseen Ibraahin iyo  Fardowso Cabdi Xasan oo 30 November 2012 Ku aqal galay magaalada Raabaq ee wadanka Sacuudi Carabiya, Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara kala hela ubad…

Continue Reading

Uncategorized

Shakira Oo Soo Bandhigtay Uurkeeda? (Daawo Sawirada).

Shakira iyo Bique iftineducation.com –  Fanaanada caanka ah ee Shakira ayaa bogga Facebook iyo Twitter ku faafisay sawirka iyada iyo gacaliyeheeda Gerard Pique, waxaana la arkayay fanaanada oo calooshu u banaantahay, iyadoo sida muuqata dadka tusineysay uurkeeda.  Shakira ayaa sawirka kusoo qortay waan awoodaa inaan sagaal bilood oo kale sidaan ahaado, fananaanadaan ayaa horay u sheegtay uurkeeda iyadoo tilmaantay inay…

Continue Reading

Uncategorized

Ma Ogtahay in la ogaan karo Wadanka aad joogtid marka aad Qof u dirto Email….

Email iCon iftineducation.com – Xaddaarada Technology ayaa maalin maalin ka dambeysa aad u sii hormareysa, Haddaba Akristow sow lagama yaabo in qof aadan aqoon email kuu soo diro, kadibna ku caaya ama ku yiraahda wadan hebel ayaan joogaa.  Markaas ma ku wareertay qofkaan meesha uu jooga iyo bal in aad wax uun ka ogaatid wadanka uu joogo.  Hadaba waxaan jeclaaday in…

Continue Reading

Uncategorized

Astaamaha lagu garto saaxiibka wanaagsan:(kala baro)

saaxiibka wanaagsan iftineducation.com – Saaxiibka wanaagsan iyo faa’iidada uu ku yeelan karo. Alle (SWT) waxa uu Qur’aankiisa Kariimka ku leeyahay “Ruuxii uu Sheydaan u noqdo saaxiib ayaa leh saaxiibka ugu xun”. Halkaasi waxa aad ka garan kartaa in nolosha ay qeyb weyn ku leeyihiin saaxiibadu. Haddii ay saaxibadu noqdaan kuwo wanaagsan waxay helayaan raali ahaansho Alle iyo wanaag badan. Haddiise…

Continue Reading

Uncategorized

Gabadha niyadda u dhisan ayaa ka caafimaad badan midda kale+ warbixin

Happy girl iftineducation.com – Haweenka Rajada badan ayaa lagu waramay in ay ka cimra dheer yihiin dhigooda aan rajada laheyn mar waliba sida daraasad la sameeyay lagu xusay . Baaritaan qubaro Mareykan ah ay sameeyeem ayaa lagu sheegay in haweeneyda nolosha dhanka rajada ka fiirisa ay noolaaneyso cimri badan marka la bar-bar dhigeeda nolosha dhanka quusashada ka eegta . Daraasada waxa…

Continue Reading