Uncategorized

Tartan Cajiib ah ay is Xumbaarayaan lamaanayasha is qaba oo la qabtay (Daawo Sawirada Is Xambaarka)

iftineducation.com – Waxaa Dhawaan Dalka Mareykanka lagu qabtay tartan sanadikiiba mar lagu
qabto Deegaano kamid ah Dalkaasi kaa oo loogu tala galay in ay
isxumbaaraan Raga iyo Haweenka is qaba.



Tartankan oo ah Mid cajiib ah ayaa la sheegay in Ninka uu Xumbaarsanayo
Xaaskiisa halka gabadha markeeda iyana ay xumbaareyso ninkeeda taa oo
lagu tartamaayo goob loogu tala galay in lagu kala hor maro.




Tartanka ayaana inta badan waxaa kasoo qeyb gala hablaha iyo raga is
huba in ay isqaadi karaan culees ahaan ,waxaana sidoo kale dhacday in
Nin iyo naag isqaaday ay isla kufeen kadib markii ay culeesku xamili
waayeen.




Tartankan ayaana ah mid xamaasad badan oo aad loo daawado iyadoona
mararka qaarkiis ay dadku aad u qoslaan markii ay arkaan lamane is qaadi
wayaya ama isla dhaca iyaga oo iswada.







____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com