Uncategorized

Neero oo 51 Jir sday sheeko xiiso badan…

iftineducation.com – Xaflad Si wanaagsan loo soo agaasimay kana dhacday Hotel Kuyaal xaafad
islii oo ku taal bartamaha caasimada dalka kenya Nairobi ayaa waxaa
loogu dabaal dagay sanad guuradii ka soo wareegatay markiiuu dhashay
Maxamed Axmed Neero oo ahaa mid ka mid ahaa cayaartoydii soo martay
xaafada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho. maalintu waa qamiis
taariikhdu waxa ay ku beegan tahay 07 /07/2011 neero waxa uu ahaa mid
aad ugu faraxsan sanadka uu gaaray, waxaa halkaa ku sugnaa qaar ka
tirsan dhalinyarda xaafada wardhiigley kuwooda ku sugan magaalada
Nairobi.


xafladu waxa y bilaabatay lixda makhribnimo xiliga magalaada nairobi
jawigu waxa uu ahaa mid aad u dagan inkasta oo xafladu bilaabatay hadana
waxaa meesha ka dhacay arrin layaab leh ka dib markii mid ka mid ahaa
dhalin yarada reer war dhiigleey oo magaciisa la qariyay ah booliska
kenya ay ku qabteen xaafada islii kaa oo daqiiqado ka dib kala soo
hadlay mid ka mid ah saldhigyada magaalda Nairobi Kenya gaar ahaan
xafada islii taa mar kii danbe Neero oo habeen kaa watay labis kii ugu
danbeeyay uu tagay saldhigii uu ku xirnaa wiilka kadib uu l ahadalay
booliska ayaga oo u maleeyay inuuba yahay safiirka u fadhiya dalka kenya
dowladda soomaaliya.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com