Uncategorized

Justin Bieber waxaa ku dhacay Kansar.

iftineducation.com – Warar soo baxay oo aad loo hadal
haayo tan Jimcihii hore, ayaa sheegaya in xiddiga da’da yare ee Justin
Bieber uu haleelay cudurka Kansarka gaarahaan midka dhiiga ku dhaca,
waxaana la sugaya saacadaha soo socda in ti toosa loo shaaciyo.

Jilaaga ‘Justin Timberlake’ ayaa
bogiisa Twiterka kusoo qoray, waxaan taageerayaa saaxibkey Justin oo
laga helay cudurka Leukemia.
 
Sidoo kale fanaanada Rapka caanka ku
ah ee ‘Nikki Menage’ ayaa iyana ka dhawaajisay in Justin Bieber laga
helay kansar ayna u rejeyneyso inuu si nabad ah uga badbaado. dhinaca
kale waxaa jira khilaaf ay wadaan tiro taageeryaasha Justin kamida oo
sheegaya inaan warkaas sax eheyn.
 
Taageerayaal fara badan oo
fanaankaan u sacab tuma kuwaas oo iskugu jira gabdho  iyo wiilal ayaa
Timaha iska xiiray, iyagoo sidoo kale ugu baaqay asxaabta kale inay ku
daydaan





____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com