Uncategorized

Go’aan adag iyo Amar maanta kasoo baxay Maxkamada Sare ee Dalka Soomaaliya

iftineducation.com – Maxkmaada Sare ee Dalka ayaa Maanta soo saartay amar ku aadan in la
joojiyo canshuuro la sheegay in ay sharci daro yihiin oo laga qaado
iskaashadata gaadiidka ka xamaasha Dakada Magaalada Muqdisho iyo
canshuuraha kale aan ku dhicin Qasnadaha Dowlada..

Warqada kasoo baxdaya Maxkamad Sare ee Dalka ayaa u qorneed sida tan.

Dadka u shaqeynaya dowlada soomaliya ha noqdaan wasiiro ama agaasimayaal
iyo dhamaan shaqooyin ka shaqaalaha dwolada waa in ay ku salesnaadaan
waxa ay dowlada ku ogtahay oo ay u ogaalatay hadii ay tahayn lacag
qaadis ama canshuur sharci ah waa in uu jiraa shici sheegaya in la qaado
canshuurtaan ama lacagahaas isla markaana ay dhacdaa lacagtaas qasanada
dowlada wixii ka soo hara ay tahay wax xaaran ah oo aysan dowlada iyo
maxkamada sare la socon

Maxkamada ayaa waxa ay xukuntay qodobadaan

1 go,aanada ka soo baxa wasaarada gadidika cirka dhulka iyo bada oo ku
saleysan in ay bixiyaan lacago aan shaciyesneen waa in ay joojiyaan
lacagahaas ay qadayaan

2 waa in aysan waxba ka jari Karin go’anada ay wada gaareen godoomiya
gadidka rayidka ah iyo agaasimaha iskaashatada gadidka sidaas darteena
loo bahan yahay in talada loo dhaafo iskaashatada gaadiidka

3 waa in la joojiyo lacagta laga jaraayo iskaashatda gadiidka takadaha
ee la siinaya abaadraha maadama ay sdhaaftay waqtigii loo qabtay oo ku
eked 15 oct 2011.

Xeer ilaliyaha guud hanti dhowraha guud iyo xisaabiyaha guud waxaa la
farayaa in ay war deg deg ah ka keenaa meesha la geen jiray lacagaha
laga qaado gadiidka oo lagu shegay isdiiwan galin

Warqada ka soo baxday maxkamada sare ayaa waxaa ku saxiixnaa godoomiyaha maxkamada sare dr.ceydiid ilka xanaf

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com