Uncategorized

Daawo:Raiısulwasaare Farmaajo oo Boorsooyinkiisa Muqdisho ka laa laabtay Iyo Mudo aan Sanado Kamaqnaan Doona

Farmaajo
iftineducation.com – Waxaa Goordhaw Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka dhoofaya
Raizul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo
oo kamid ahaa musharixiintii u taagnaa Xilka Madaxwewynaha iyo kan
Raizul Wasaaraha Soomaaliya.

Farmaajo ayaana rajo weyn ka qabayin uu dib ugu soo laabto Siyaasada
Soomaaliya hasa ahatee waxa uu ku guul dareestay Doorashadii
Madxaweynaha Soomaaliya iyo sidoo kale in laga dhigo Raizul Wasaraha
Cusub ee Soomaaliya , KAA UU Madaxweyne Xasan Sheekh uu shalay ku
dhawaaqay Raizul Wasaaraha una Magacaabay Cabdi Faarax Sheerdoon
(Saacid)

Farmaajao ayaana maanta go’aansaday in uu dib uga dhoofo Muiqdisho kadib
markii ay soo wajaheen fashil dhinaca siyaasdaa uuna ka rajo dhigay in
uu sii joogo Magaalada isaga oon hugsaneen Masuuliyad Dowladeed.

Qaar kamid ah Xogheynta Framaajo ayaana goordhaw noo xaqiijiyay in
Farmaajo ku sugan yahay Graoonka Aadan Cadde uuna sugayo diyaaradii uu
raaci lahaa ,waxa uuna ku Wajahanyahay Farmaajo Dalka Mareykanka uu
markii hore Siyaasdaa kasoo galay kana yimid.

Raizul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaana la sheegay in maanta aysan
ka muuqanWax farxad ah oo looga bartay markii hore Dalka ku yimid isaga
oo aad u faraxsan hasa ahaatea hada ka laabanaya isaga oo niyad jabsan

Farmaajo waxa uu ahaa nin heesta Kalsoonida Shacabka Soomaaliyeed hasa
ahatee waxa uu kalsooni ka Waayay Mahiga Ergayga Qaramada Midoobay u
Qaabilsan Soomaaliya iyo qara kamid ah Wadamada Dariska ah oo
Madaxweynaha ku cadaadiyay in Farmaajo uusan soo Magacaabin sababo jiro
owgeed.

____________________________________

Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com