Uncategorized

Daawo Muuqaalka Xajka Sanadkan ugu Xausuusta badan Xaaji Boosniyaan ah oo lug ku soo Xajiyay (Yaa Allah Ilaah ha u Aqbalo)

iftineducation.com – Waxaa warbaahinta Caalamka oo dhan noocyadeeda kala duwan soo qaateen wareysiyo lala yeeshay Muslim Boosniya u dhsahay Xambaarsan Calankii Wadankiisa iyo Boorso 20KGr ah oo ay ugu Jirto sahay intii uu awooday. Ninkan waxaa lagu magacaabaa Zanat Hadzej 47 jir ah oo ah Qabiir Dhaqaalaha ku taqasusay, waxa uu Xajka usoo lugeeyay fogaan ka badan 6000 KM waxa…

Continue Reading

Uncategorized

Justin Bieber waxaa ku dhacay Kansar.

iftineducation.com – Warar soo baxay oo aad loo hadal haayo tan Jimcihii hore, ayaa sheegaya in xiddiga da’da yare ee Justin Bieber uu haleelay cudurka Kansarka gaarahaan midka dhiiga ku dhaca, waxaana la sugaya saacadaha soo socda in ti toosa loo shaaciyo. Justin Bieber oo iska diiday cunug ay haweeney sheegtay inuu ka dhalay. Taageerayaasha Justin Bieber oo isku jiiray…

Continue Reading

Uncategorized

Xaaska Madaxweyne Obama oo lagu dilay qaabka Labiska + (Sawirro).

  iftineducation.com – Dood xiisa badnaynd oo iskaga horyimadeen labada Xaas ee Madaxwayne Obaama iyo Musharax ku haysta Xilka Madaxwaynaha Maraykanka Mitt Romney, taasoo bar bar socotay qiimayn lugu eegayo  libiska labadaa Haween ayaa ka dhacday Dalka Marykanka . Doodaa oo ahayd mid kulul oo labadooda ku soo bandhigayeen waxyaabaha bulshada  u qaban doonaan dadkana su,aalo waydiinayeen ayaa waxa bar…

Continue Reading

Uncategorized

Sheekh Xasan Yacquub oo Boqolaal katirsan Al-Shabaab iyo Dadweyne badan ku dujiyay Ceel Buur+ sawiro

iftineducation.com – Degmada Ceel Buur ee Gobolka Galgaduud ayaa maanta si aad loogu ciiday iyadoona Degmadaasi ay iskugu soo baxeen Boqolaal dadweyne oo aad ugu faraxsanaa Munaasabada Ciidul Adxaa. Barxad weyn oo kutaala Degmada Ceel Buur ayaana saakay lagu dukaday salaada Ciidul adxaa halkaas ay iskugu soo baxeen Boqolaal Dadweyne ah iyo ciidamo badan oo Al-Shabaab katirsanaa iyo Saraakiil sarsare…

Continue Reading

Uncategorized

Madaxda ugu sareysa Dalka oo Maanta si wada jir ah Salaada Ciida ugu dukaday Isbaheysiga(Daawo Sawirada)

iftineducation.com – Sadexda masuul ee ugu sareysa dowlada Somalia oo kala ah madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud, gudoomiyaha baarlamanka, Maxamed Cismaan Jawaari iyo raisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa saaka dadweyne boqolaal gaaraya salaadii ciidul adxaa kula tukaday masaajidka Isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho. Tukashadan salaada ciida ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay xildhibaano, saraakiil ka tirsan ciidamada qaar ka…

Continue Reading

Uncategorized

Fanaanada Nimco Dareen waa qof noocee ah?

Nimco Dareen iftineducation.com – Fanaanada magaceeda oo buuxa waa Nimco Maxumad Xasan waxayna ku magac dheertahay(Nimco Dareen), waa fanaanad codkeeda aad loo jecelyahay kana mida xiddigaha xiligaan ugu shidan fanka Soomaalida.    Nimco dabeecad ahaan waxaa lagu tilmaamaa iney tahay qof dabacsan oon aqoon isla weynin iyo wixii lamida, waxey caan ku tahay dhoola cadeynta iyo  muqaal soo jiidasho badan.…

Continue Reading

Uncategorized

Tartan Cajiib ah ay is Xumbaarayaan lamaanayasha is qaba oo la qabtay (Daawo Sawirada Is Xambaarka)

iftineducation.com – Waxaa Dhawaan Dalka Mareykanka lagu qabtay tartan sanadikiiba mar lagu qabto Deegaano kamid ah Dalkaasi kaa oo loogu tala galay in ay isxumbaaraan Raga iyo Haweenka is qaba. Tartankan oo ah Mid cajiib ah ayaa la sheegay in Ninka uu Xumbaarsanayo Xaaskiisa halka gabadha markeeda iyana ay xumbaareyso ninkeeda taa oo lagu tartamaayo goob loogu tala galay in…

Continue Reading

Uncategorized

Hotel Layaab leh Nuuciisa aan Dunida horey loogu arag Dad badana ay layaabeen oo Dhawaan la furay

iftineducation.com – Dhacdooyinka iyo La Yaabka dunida waa kuwa isdaba yaala oo maalin walba dhacdooyin cusub ayaa kusoo kordha, laakin markii Dhacdada iyo Layaabka uu la xariiro Xayaawanada waa mid cajiib ah. Hada waxaan idiin soo bandhigi doonaa mid ka mid ah dhacdooyinkii ugu yaabka badnaa oo ka dhacday wadanka Brazil kadib markii suuqa lagu iibiyo alaabaha lagu ciyaarsiiyo xayaanada…

Continue Reading

Uncategorized

Sargaal sare oo katirsanaa Ururka Al-Qaacida Mudana kusugnaa Gudaha Soomaaliya oo gacanta lagu dhigay

iftineducation.com – Xukuumada Yemen ayaa sheegtay iney gacanta ku dhigtay sarkaal sare oo ka tirsan Al-Qaacidada Somalia kaasoo ka mid ahaa liiska xubno badan oo in muddo ah ay ku raad joogeen heyadaha sirdoonka Maraykanka. Saraakiisha ka tirsan ciidamada amaanka dalka Yemen ayaa sheegay in ninkan ka tirsan Al-Qaacida ee ay hayaan uu xili dhow ka soo laabtay gudaha Somalia,…

Continue Reading

Uncategorized

Gabar yaheey Ma Jeceshahay in Sodohdaada ku Jeclaato, hadii haa tahay ku dhaqan 10-kan Qodob (u gaar Haweenka)

iftineducation.com –Haweenka xaasaska ah ayaa waxaan usoo gudbinaynaa 10 qodob oo hadii ay si dhab ah u dhaqan galiyaan kasban karaan hooyada ninka aad u dhaxdo dhashay Xiriirkoodana ka dhiga mid joogto iyo wanaag ku dhisan, Gabadha aan xiriirr wanaagsan la’lahayn hooyada wiilka ay u dhaxdo waxaa ay ku kasbankartaa wax yaabo farabadan oo ay ugu horeeyso : 1-Marka hore…

Continue Reading