Uncategorized

Xuseen Shire Oo Si Layaab Leh U Jilay Heesta Dhul Gariir Daawo.

Xuseen Shire

iftineducation.com –  Al fanaan Xuseen Shire Jaamac ayaa soo saaray hees uu ugu magac daray Dhul Gariir, waxaana erayada heesta sameeyay Abwaanki sameeyay heestii Qoorta Gooya, Cabdisalaan Cali Muse.


Heestaan ayaa ah wadani, laakiin fanaanka ayaa siyaan horay loo arkin u metelay heesta, waxaana ishu qabaneysaa marka aad daawato muuqaalka heeta Xuseen Shire oo duurka sidii askari gal galanaaya.



Halkaan Ka Daawo Muuqaalha Dhul Gariir.






____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com