Shahrukh Khan oo Kareena ku dhunkan doona Ra One (Xaaska Saif Ali Khan)

Tuesday, September 25, 20120 comments

iftineducation.com - Jilaaga Bollywoodka ugu horeeya haatan oo lagu magacaabo Shahrukhan oo ku ku guda shaqada filimka uu waayahan ku riyoonayay inuu dhameystiro ee Ra. One ayaa muuqata inuu u samaynayo wax walba iyadoo Shahrukh Khan uu xataa baashi ama dhunkashada dareenka leh uu ku jilayo filimkaan, waxaana ay wadaagayaan Dhunkadshadaan atriishada Kareena Kapoor oo la jilaysa filimkan Actionka ah. 

Tani ayaa noqoneysa baashidii ugu horeysa ee Shahrukhan uuku sameeyo filim intii uu jilayay halka ay Kareena horey ula sameysay shumiska noocaan ah jilayaasha kala aha Akshay Kumar , Shahid Kapoor iyo waliba Saif Ali Khan oo ay haatan Kareena wada socdaan.






____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com
Share this article - ( Wadaag ) :





 Fikradaada kadhiibo hoos
 

Copyright © 2011. iftinducation.com - Hoyga Arimaha Bulshada - All Rights Reserved
Support by : Jacbur | Mas Template
Designed by : Adam Abdi | Somali Lyrics Blog | Creating Website
Proudly powered by Blogger