Uncategorized

Nin Xaaskiisay Uladamcay Dil Oo Sikadis Ugu Badbaaday

Maseerow

iftineducation.com – Miseerta had iyo jeer waa wax jira ruux uu u gaar yahay majirto rag iyo dumar intaba waa ay lakul maan oo waa ay lee yahiin lakin miseer walba oo ruuxa soo wajaha waxaa ladonayaa in xad uu lahaado diintana uu si dhab ah ugu dhegtsanaado miseerka shay daan ayaa iska leh hadaba dhacdo aad u xanun badan ayaa waxuu ka dhacay magalada muqdisho gaar ahaan degmada xamarweyne.


Arinkaan waxuu yahay haweneen nin keeda miseer darteeda ula damacsanaa dil aasiyo waa hawneey ku nool magalada muqdisho degmada xamarweyne hadaba aasiyo ayaa waxay salaantay wiil dariska ah ee hor maraayay albaabka gurigeeda ninka aasiya qabay ayaa salantii ay salaantay wiilka ka qaaday miseer aad u weyn taasi oo sababtay ninka aasiya qabay in uu ku qeeliyo lana dagaalamo wiilkii ay salaanay xaas kiisa muran iyo qeelo ka dib labada nin waa ay kala tageen.

Aasiya nin keeda ayaa xanaaqa uu u qabay wiilka ku ciil baxay gabadhii torey ama mindi ayuu soo qaaday dhinaca bidix ee ganta ayuu gabadha aasiyo ayuu ku dhuftay laba jeer kadib dariskii ayaa ku soo baxay ama ku kala soo cararay aasiyo qeeladeeda taasi oo ay ku bad baaday aasiyo oo loola cararay isbitaal xaladeeda cafimaad ayey ayuu u wanaagsan tahay sida uu ii sheegay ruux darisla ah waxaan rabi ugu barinaynaa in uu cafimaad buuxa siyo gabadha dhaawaca u geestay ninkeeda aqliga yar ee aan dhihi karo wax magarad weynaanay weyaan Dhamaad. 

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com