Uncategorized

Kooxda Anonymous oo jabsatay Emailka Madaxweynaha cusub kana heshay Ra’isulwasarahiisa iyo Sir culus.

iftineducation.com – Kooxda Anonymous ayaa howlgal qaatay shan saacadood kadib waxay ku guuleeysteen inay la baxaan guud ahaan Sir ka buuxday 41 Emails oo ay leeyihiin Xisbiga Dam Jadiid ama Dhiigacusub.
Kooxdaan oo sanadkii 2000 ku hoowl biloowday Badbaado Group waxaa Gudoomiye looga dhigay Madaxweynaha cusub ee Somalia Hassan Sheekh Mohamud.

Kooxda Anonymous waxay heshay Macluumaad iyo Dukumiintiya ka marqaati kacay habkii Kooxda Dam Jadiid ku hoowl biloowday iyo fikrada uu Madaxweyne Hassan Sheikh ka aaminsan yahay qadiyadda Somaliland,Kilinka 5-aad Ethiopia iyo NFD Kenya.
Sheekada ugu xiisaha badan ee laga dhex helay Emailka Madaxweynaha cusub waxay tahay Magaca ninka uu Ra’isulwasaraha ka dhigi doono oo lagu magacaabo Dr Mohamud Sheikh Ali (Doodishe).
Ninkaan Dr Doodishe oo ay Madaxweynaha saaxiibo yihiin Email-kiisa waxay kooxda Anonymous kala baxday sir culus oo aan faafin doono marka Ra’isulwasaraha loo magacaabo.
Dadka qaar waxay leeyihiin Dr Doodishe wuxuu dhalasho ahaan ka soo jeedaa Puntland halka Emailo soo dhacay goor dhaweeydna naloogu sheegay inuu yahay Mareexaan,waxna uu ku bartay Sudan .

Ninkaan wuxuu yahay maamulaha iqliimiga ee xarunta (Alshaahid) ,sidoo kalena wuxuu ku dhex jiraa sawiradaan Photo Group-ka waloow aan wejigiisa aqoon.waxaana qiyaasnay inuu yahay qofka Calaamada gaduudan ku dhex jira.

Dr Doodishe iyo Hassan Sheikh waxay sameeyeen Account Bank .
Dahabshiil
Account No : Mu D 0004968
Qof magaciisu yahay Abdulkadir Osman oo Muqdisho ku nool ayaa sanadkii 2000 wuxuu Emailo u soo diray xubno muhiima oo Madaxweyne Hassan Sheikh ka mid yahay,waxayna is dhaafsadeen Emailo kuwaas oo aan ka soo qaadan karno inyar oo ka mida:-

Xubnaha ilaa hada .. 

Ustaad Xasan iyo Ducaale . ASC .. waxaan idiinka mahad celinayaa inaad labadiina aad tihiin xubnaha ugu horeeyay ee isla maanta oon Email groupka furnay is… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Mar 3, 2010
7:14 am

shir kooban oo Nairobi ka dhacay

Dhamaan Akhyaarta .. ASC,,, waxaan idinla socodsiinayaa in aan furnay Email group.. waxaanan filayaa in uu idin soo gaaray Invitation marka ku soo biira fadlan… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Mar 3, 2010
8:27 am

shir kooban oo Nairobi ka dhacay

Aw. mudane yaal waan idin salaamay galabata ayaan kambala ku noqonayaa in shaa allah. mudane, Barnamij waad ku mahadsantahay sida dagdagga ah ee masuuliyaddu… Duale Omar
duale.omar
Mar 4, 2010
1:07 am

Re: shir kooban oo Nairobi ka dhacay

A/C; Ustaad Cabdulqaadir aad ayaad ugu mahadsan tahay si deg degta ah ee aad u socodsiisay howlaha groupka. Asxaabta inteda kale waxaan rajeynaa iney xoojiso… Hassan Sheikh
hassansheikhm Mar 4, 2010
10:15 pm

Hubin Xubnimo ..Badbaado group

Walaalayaal ASC Waxaan idinla socodsiinayaa in dhowaan aan sameynay Email group sidii aanu ku heshiinay shirkii horudhaca ahaa ee ka dhacay Nairobi – Kenya… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Mar 7, 2010
8:57 am

Re: Hubin Xubnimo ..Badbaado group

A/C; Dhammaan asxaabta waxaan dhihi lahaa howsha ustaadka ha la fududeeyo oo sida ugu dhaqsiyaha badan ha loogu jawaabo. NABAD Xasan Sh. … Hassan Sheikh
hassansheikhm Mar 7, 2010
10:58 am

Re: Hubin Xubnimo ..Badbaado group

Assalamu Calaykum Walaal, Alle mahadii waan ku jiraa, waxaanan rajeynayaa in sababtii aan u sameynay Alle ina waafajin doono. WCS Axmed Cabdiraxmaan To:… Ahmed Sh Bashiir
shbashir1945@… Mar 7, 2010
10:11 pm

Re: Hubin Xubnimo ..Badbaado group

Ustaad Axmed … ASC .. Walaal waan kaaga mahad celinayaa jawaabta degdega .. sidoo kale ustaad xasan sheekh boorintiisa .. Yours, Abdulkadir.. Muqdisho-… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Mar 8, 2010
3:51 am

Re: Hubin Xubnimo ..Badbaado group

waa helay To: badbaadogroup@yahoogroups.com From: barnamij@… Date: Sun, 7 Mar 2010 16:57:19 +0000 Subject: [Badbaadogroup] Hubin Xubnimo ..Badbaado… abdikarim Hussein guled
guuleed20@… Mar 8, 2010
8:43 am

Akhyaarta Hartay ..

Ustaad C.kariim .. dhamaan AKhyaarta .. ASC Aad ayaan idiinka mahad celinyaa waxaan hubnaa in 5 xubnood ay iminka helayaan Emailada oo kala ah :- Ustaad Xasan… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Mar 8, 2010
8:50 am

Re: Akhyaarta Hartay ..

Dear All Asxaabta, waan helay E.mails-ka Group-ka, waana hawl fiican, halkaa ka sii wada dadaalka. Mahadsanidiin Parnaamij iyo asxaabta kale Gacal, Mogadishu … Mohamed Ga’al
gacal39@… Mar 8, 2010
11:49 am

Ustaad Faarax iyo ustaad Doodisho ayaan sugeynaa ..

Dhamaan Akhyaarta .. ASC :- Waxaan mahad gaara u celinayaa Dr Gacal oo isna warkiisa na soo gaarsiiyay waxaan sugaynaa iminka Ustaad Faarax iyo Dr Maxamed… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Mar 8, 2010
1:18 pm

Re: Ustaad Faarax iyo ustaad Doodisho ayaan sugeynaa ..

salaamu calaykum. asxaabta iga raalli ahaada internet ayaa igu xun oo safarro ayaan ku jiraa. Waxaan rajaynayaa in jawaabtaydu suurtogaliso xubinimadayda… farah sheikh
faaraxsheekh@… Mar 9, 2010
11:51 am

Dr Doodishe ayaan naga dhiman ..

Ustaad Faarah, Dhamaan Akhyaarta .. Waxaan kaga mahad celinayaa Ustaadka oo safar ku jiray in uu iminka helayo Dhanbaaladayada oo uu xubin ka yahay groupkan ….. Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Mar 9, 2010
12:11 pm

Re: Dr Doodishe ayaan naga dhiman ..

Assalamu Calaykum Waxa aan soo jeedin lahaa in arrimahan aan isla abala’ableyno: Badbaadada aan rabno in aan gaadhnaa waxa ay keensanaysaa arrimahan: 1…. Ahmed Sh Bashiir
shbashir1945@… Mar 13, 2010
5:29 am

Re: Dr Doodishe ayaan naga dhiman ..

Aww  Salaan macaan, waxaan idiin ka mahadnaqaya dedaalka iyo waqtiga aad ku bixiseen hawshan, waxaanan Alle ka rajaynayaa in uu hawshan barakeeyo. Insha… mohamed sh.ali
dodishe76@… Mar 13, 2010
12:16 pm

Concept Paperkii ..

Dhamaan Akhyaarta .. ASC .. Waxaan mahad gaara u dirayaa Ustaad Axmed Craxmaan oo bilaabay firadaha .. waxaan ka codsanayaa dhamaan asxaabtu ineey ka qeyb… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Mar 14, 2010
10:38 am

Concept Paperkii .. File-ka fiiri ..

Dhamaan Akhyaarta .. ASC .. Waxaan mahad gaara u dirayaa Ustaad Axmed Craxmaan oo bilaabay firadaha .. waxaan ka codsanayaa dhamaan asxaabtu ineey ka qeyb… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Mar 14, 2010
10:41 am

Fikrada Ustaad Axmed .. Aragti iyo Codsi ..

Dhamaan AKhyaarta ASC.. Ustaad Axmed aad ayaan kaaga mahad celinayaa inaad albaabka furtay .. Dhanka kale .. qoraal qiimo badan ayaan dareemayaa inuu yahay oo… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Mar 14, 2010
11:24 am

Re: Fikrada Ustaad Axmed .. Aragti iyo Codsi ..

ASCW, Dhamaan akhyarta, kadib waxaan u mahad celinayaa al ustaad Ahmed & Parnamij fikrada ay nala wadageen, waxaan dhihi karaa waa fikrado dhaxal gal ah una… Mohamed Ga’al
gacal39@… Mar 16, 2010
1:13 pm

Re: Fikrada Ustaad Axmed .. Aragti iyo Codsi ..

Dhamaan asxaabta waad mahadsan tihiin waxaan u malaynayaa waxaa jira waraaqo qaar oon i soo gaarin tusaale ahaan warqadda Ustaad Axmed ee la tilmaamayo ima soo… abdikarim Hussein guled
guuleed20@… Mar 17, 2010
1:13 am

Re: Fikrada Ustaad Axmed .. Aragti iyo Codsi ..

A/C; Dhammaan Akhyaarta waa salaaman tihiin. Salaan ka gadaal ha la isku dul qaato howl kasta waxay ku billaabataa si Gucaadnimo ah laakin marka dambe dardar… Hassan Sheikh
hassansheikhm Mar 17, 2010
10:32 pm

Soo koobid qoraaladii iyo fikradihii

Dhamaan Akhyaarta ASC Ustaad xasan iyo Akhyaartii ka horeysaba waxaa ay iftiimyeen aragtiyo muhima oo saldhig u noqon kara in talaabo horey u qaadno. Markaan… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Mar 18, 2010
11:16 am

Ducada sanadkaan Madaxda Carabta

Duco loo sameeyey furitaanka shirka carabta Liibiya ÏÙÇÁ ÅáÊÊÇÍ ÇäâåÉ ÇäÙÑÈêÉ Çääçå ËÈÊæÇ Ùäé ãÑÇÓêæÇ ! èÈÇÑã… Mohamed Ga’al
gacal39@… Mar 24, 2010
9:41 am

Re: Ducada sanadkaan Madaxda Carabta

Dr Gacal.. ASC .. Ducadoon la yaabanaay markaan aqriyay qosolaan ka bixi waayay .. Xaalka dalka iyo dunida carabtu sidaan kama foga .. aan is aragno sheeko… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Mar 24, 2010
11:26 am

Xusuusin Akhyaarta ..

Dhamaan Akhyaarta, ASC .. Waxaan shaki ku jirin in Akhyaartu ay Mashquul yihiin howlo muhimana hayaan kuwaasoo dan u ah dalka iyo dadka, waxaan si gaara isku… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Mar 26, 2010
2:49 am

Qoraalka Ustaad Axmed Mar kale

Ustaad C/kariim .. ASC .. Waxaan filayaa cinwaan kale ayuu qaatay markii ustaadku soo dirayay “Dr Doodishe ayaa naga dhiman” sidaas darteed inaadan ku… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Mar 17, 2010
1:43 am

RE: [Badbaadogroup] Lacagihii iyo Arimo Kale .. < Prev Next >

Posted By: • gacal39@… o Mon Jul 5, 2010 12:42 am |
• Options
o o o

ASCW, dhamman Bahda Badbaado Salaan qaali ah kadib, waxaan aad uga xumahay dib u dhaca ku yimid hawshii lagu balamay, kulan degdeg ah oo shalay ay xubnaha mugadishu ka jooga Badbaado ay isu yimaadeen laguna qiimeeyey halka ay mareyso hawsha Badbaado waxaa la isla qiray in ay reer muqdisho dadaaleen kharajkii in badan oo ka mid ah ay aruuriyeen, liiskii ka qeybgalayaasha workshopka hore na ay diyaariyeen, goobtii lagu qaban lahaana ay diyaariyeen, waxaa ka loo isna dadaalay ustaad Ducaale oo soo gudbiyey dhammaan kharajkii loo diray, laakiin nasiib daro imaanshihiisii dib u dhacay sababo la xiira caafimaadka adeerkiis si cad na noogu soo gudbiyey cudurdaar ah in ilaa 22 bishaan uu ku mashquuli doono adeer xanuunkiisa, reer Nairobi ilaa iyo hadda war cad lagama hayo meel ay soo marayaana lama oga iyo waxa ay qabteen, qiimayn culayska iyo mas’uuliyada ay u baahantahay hawshu iyo bilawgweeda hore iyo muhimadda ay leedahay in loo wada joogo bilawga hawsha iyo balamadii la isku ogaa oo fuliwaayey waxaan goosanay in hawsha hakad la geliyo ilaa amar danbe lana ogaado sababka dib u dhaca ku keenay reer Nairobi inta ka horeysana fasax la kala galo la is kana war hayo.

anigu maanta waxaan u baxayaa Hargeysa haduu alle idmo.
Ustaad Parnaamij wuxuu u baxayaa Easta Africa waxaan ka rajeynaynaa in uu soo arko reer Nairobi.
Mahadsanidiin
Gacal

________________________________________

To: Badbaadogroup@yahoogroups.com
From: hassansheikhm@…
Date: Sun, 27 Jun 2010 22:24:54 -0700
Subject: Re: [Badbaadogroup] Lacagihii iyo Arimo Kale ..
Ustaad gacal waa mahadsan tahay inta badan aniga xaggeyga waa ka dhawdahay lacag ururintii midda kale ee shaqada waa idin soo wacaa waana imaanaa insha Allah.

NABAD
________________________________________

From: Mohamed Ga’al
To: badbaadogroup@yahoogroups.com
Sent: Thu, June 24, 2010 6:22:12 PM
Subject: RE: [Badbaadogroup] Lacagihii iyo Arimo Kale ..
Ustaad Parnaamij waa mahadsanyahay akhyaarta hawsha hala cabo waqtigii waa dhamaaaye, Fasaxii Ustaad Xassan iyo Ducaale waa dhamaaday ee degdeg ha usoo shaqo galeen. ustaad C/kariin Arooskii waa ka dhamaaday ee isaguna degdeg hawshii laga sugaayey ha u dhammystiro, inta xamar joogtana Sabtida shir degdeg ah ha isugu yimaadaan
Mahadsanidiin
Gacal

________________________________________

To: badbaadogroup@ yahoogroups. com
CC: msiiriin2@hotmail. com
From: barnamij@hotmail. com
Date: Wed, 23 Jun 2010 18:45:26 +0000
Subject: [Badbaadogroup] Lacagihii iyo Arimo Kale ..

Lacagihii iyo Arimo Kale .. Posted By: • barnamij@… o Wed Jun 23, 2010 11:45 am |

• Options
o o o

Dhamaan Akhyaarta..

ASC ..
Waxaan idinla socodsiinayaa in waqtigu aad noo hayo .. waxay ahayd in 25 June 2010 in dhamaan lacagihii laysku qoray lasoo xareeyo.. dhamaana dhinaca maaliyada uu masuul nooga noqdo Dr Gacal.. maanta waxaan kulanay Dr Maxamed Nur Gacal, waxuuna ii sheegay uu u qorsheeyay in Account No ee hoos ku qoran lagu uruuriyo lacagaha lagu qoray akhyaarta :-,

Dahabshiil

Account No : Mu D 0004968
Fadlan wixii qarasha Account kaas halagu soo hagaajiyo ..

Dhanka kale waxaan kor u dhowraynaa Ustaad Xasan Sheekh oo Nairobi nooga maqan iyo Ustaad ducaale oo sucuudiga nooga maqan in Muqdisho noogu soo laabtaan haduu eebbe idmo inteyna bisha naga dhamaan si Qorshihii Bisha July u guda galno ..
Kheyr ayaan idinku dhaafay ..
yours,

Abdulkadir Osman ..
Muqdisho- Somalia

________________________________________

To: Badbaadogroup@yahoogroups.com
From: hassansheikhm@…
Date: Tue, 15 Jun 2010 01:47:59 -0700
Subject: [Badbaadogroup] Re: Fadlan Liiska lacagta ku dar..
A/C;

Asaatidad, action plan-kii aan kaga soo shaqeynay Xamar waa kan.
NABAD
________________________________________

From: Cabdulqaadir Caanooy
To: hassansheikhm@yahoo.com
Sent: Sat, June 12, 2010 6:34:20 PM
Subject: Fadlan Liiska lacagta ku dar..

Prof xasan ,

ASC ..

Ustaad xasan waxaan kuu rajeynayaa inaad nabad tagtay Nairobi ..

Dhanka kale waxaan kula socdisiin fadlan inaad ku darto Liiska Lacagta:-
Ustaad Cali Saciid oo Madax ka ah NGO Locol ah CPD.. Ustaad ku dar $1000(kun dollar)..
Mahadsanid ..
NB: Action Plan -kii 3 bilood waan kaa sugaynaa insha alaah ..

yours,

Abdulkadir Osman ..
Mogadishu- Somalia ..

________________________________________

To: Badbaadogroup@yahoogroups.com
From: hassansheikhm@yahoo.com
Date: Thu, 6 May 2010 15:20:00 -0700
Subject: Re: [Badbaadogroup] FW: Barnamijka Xisbiga
A/C;

Akhyaarta dhammaan salaan ka gadall fadlan lifaaqa ka eeg barnaamijka xisibiga oo aan ku sammeeyay editing u badan xagga qoraalka iyo meelo aan ka bixiyay FAALLOYIN KOOBAN. waa ra’yigeyga gaarka ah.
Akhyaarta Xamar joogto waxaan aad iyo aad ugu hambalyeynayaa shaqada qiimaha leh ee ay qabteen. Annaga dhankeena waxaan wadaa oo shaqo fiican ka billaabay istratejiyad xisbiga inkasto aanan u fiirin barnaamijkaan aan hadda ka soo faallooday.
Calaa kulli editing iyo faalladaba waa rayigeyga fadlan feel free wixii aad u aragtaan in laga habboon yahay inaad ka saartaan.
NABAD
Xasan Sh.
________________________________________

From: Cabdulqaadir Caanooy
To: badbaadogroup
Sent: Mon, May 3, 2010 4:46:14 PM
Subject: [Badbaadogroup] FW: Barnamijka Xisbiga
Dhamaan akhyaarta ..
ASC ..

Waxaan idiin soo gudbinayaa Draft Barnamijka Xisbiga.. fadlan ka fiiriya Attach-mentiga.

waxaan ka xumahay in Yahoo Groupkii aan ka mashquulnay, waxaan filayay asxaabtu in Internetka yahay Noloshooda oo ay har iyo habeen ku dhex jiraan Emailada!!!! !.

Sidaan idiin sheegay muqdisho intii aan ka qabanay dhanka Documentation- ka aan idiin soo gudbinay.
Dhanka kale waxaan filayaa in dareenka muqdisho yaalaa uu yahay, in la joogo ama uu soo dhawaaday xiligii talaabo loo qaadi lahaa dhanka siyaasada. sidaad la socotaan dareenkaas waxaa sii xoojiyay khilaafka ilaa iminka dhex yaala barlamaanka oo runtii saameyn ku yeelan doonaba suurta galna ay tahay hadeey arintu sidaan ku sii socoto in wax kalfadhi ahba uusan suurta gal noqon.. iyo howlgalkii la filayay oo noqday mid aan waxba ka soo naasa cadaan..Ahlusunada ku soo biirtay dagaalka muqdishana aan xamaasad iyo dardar la filayay aysan la soo gelin ..
Hadal haynta ugu badan magaalada waa qaraxyadii murugada lahaa ee lala beegsaday Masaajidada Muqdisho iyo Kismaayo, dhanka siyaasadana waxaa biloowday isku dayo sameyn xisbi oo ka dhacday London iyo Muqdisho, iyadoo uu isku dayga muqdisho soo welwel ku abuuray Madaxda sare ee dalka..

Hadaba Groupkeenan muqdisho joogo waxaan soo qabanay labo howl oo draft ah:-
1- xeer xisbi ama urur.
2- Barnamij xisbi..
Waxaan mudada soo socota loo baahan yahay labo arin oo kala ah:
1- helida Xubnihii.
2- Dhaqaalihii lagu wadi lahaa howsha(Shirweyne + sanadka koowaad).

waxaa noo muuqata in Bisha July ay suurta gal tahay qiyaastii Xisbi ama urur siyaasadeed inaan sameyn karno Hadii aan u wada guntano arinkaas.
Waxaan dhamaan akhyaarta ka codsanayaa “Badbaado Group” inaan dardar gelino aragtiyada iyo doodaha.
C/qaadir Maxamed cusmaan

Muqdisho- Somalia

Re: [Badbaadogroup] Hadal haynta Magaalada Muqdisho.. < Prev Next >

Posted By: • hassansheikhm
o
o o Fri Jul 9, 2010 3:19 am |
• Options
o o o

________________________________________

From: Cabdulqaadir Caanooy
To: badbaadogroup
Sent: Fri, July 9, 2010 12:50:54 PM
Subject: [Badbaadogroup] Hadal haynta Magaalada Muqdisho..
Dhamaan Akhyaarta..
ASC ..
Walaalayaal waxaa maalmahan la hadal hayaa Magaalada Muqidhso 3 arin oo sameyn leh ..
1- Doorashada Soomaaliland: –
Doorashada Somaliland Muqdisho saameyn ayey ku lahayd waloow dagaaladii isla waqtigaas muqdisho ka socday oo runtii ahaa kuwo aad u culus, hadana aad ayaa loo hadal hayay. Dadka qaarna waxay leeyihiin Madaxweynaha Cusub Siilaanyo in markii ay iskugu duba dhacdo ay macquul tahay hadaan awoodo kale ka horimaan in uu soo qooraansado arinta danta guud??
Si kastaba ha ahaatee .. saameyn intee la eg ayey ku leedahay natiijadaas dadaalka aan ku jirnay? Waxaana xusid mudan in teamka howsha ku jira qaar ka mida ay u daneynayaan in arinta soomaaliya wax laga qabto..
2- Prof Axmed Samatar: oo dhowr mar idaacadaha guduhu wareysteen ayaa shaaca ka qaaday in Aqoonyahankii siyaasada u soo socdaan oo aysan ku fiirsanayn, qoloyinkaan fashilka galay.. waxaana uu ugu baaqay shacabka iney is diyaariyaan isagoo ku sababeeyay in aan laga maarmin.. (Dhaqdhaqaaqaas ma inagaa sabab u ah mise waa dareenka guud oo isna waa ina garab socdaa??? )
3- Xamar waxaa la hadal hayaa in Ciidamo Itoobiyaan ah oo dareyska AMISOM wataa ay imaan doonaan , waloow arinka mugdi badan hareeyay, wasiirka arimaha dibada Itoobiya ma fogeyn in ciidamo itoobiya ah soo galayaan soomaaliya, halka wasiirka gaashaandhiga soomaaliya Mardaadi uu wareeysi hore ku diiday arinkaas in ciidmada deriska ay soo galaan, hadana shalay waa uu ka laabtay arinkii hore..
Arinkaa saameyn intee la eg ayuu inaga nagu yeelan karaa???
yours,
Abdulkadir osman.
Muqdisho- Somalai
________________________________________
The New Busy is not the old busy. Search, chat and e-mail from your inbox. Get started.
A/c;

ustaad Cabdulqaadir aad ayaad u mahadsan tahay. Laakin aniga u maleyn maayo in ciidamo Ethiopian ah imaan doonaan Soomaaliya. Haddiiba ay imaanayaanna waxaan qabaa in aaney soo gaari doonin Muqdishu laakin laga yaabo iney ku raftaan gobollada qaarkood iyagoo fulinaayo siyaasaddii ahayd BUILDING BLOCKS AY KU MASHQUULAAN MAAMUL GOBOLEEDYO AAN WAX KA JIRIN LAAKINQATARTOODA U LEH MUSTAQBAL SIYAASADDA SOOMAALIYA. Arrinta dhisidda maamul goboleedyada, waxaa sidoo kale ka dhawaajiyay niman khubaro ah oo Senate-ka Mareykanka warbixin ka siinaayay Soomaaliya.
Calaa kulli xaal talo waa tii rabbi ee aan howlaheenna dardargelinno insha Allah.
NABAD

< Prev Next >

ADVERTISEMENT
SPONSOR RESULTS

Girokonto Vergleich
www.banken-auskunft.de – Top Konditionen & Zinsen jetzt Girokonten vergleichen!

Job From Home $225/Day

www.paidsocialmediajobs.com – Earn up to $225/day or more on social media sites. No Exp. Required.

Juvenile Probation

www.collegeoverview.com – Jumpstart a Career as a Juvenile Probations Officer – Sign Up Today!
Expand Messages
Author Sort by Date Re: Fadlan Liiska lacagta ku dar..
A/C; Asaatidad, action plan-kii aan kaga soo shaqeynay Xamar waa kan. NABAD ________________________________ From: Cabdulqaadir Caanooy … Hassan Sheikh
hassansheikhm Jun 15, 2010
1:48 am

Lacagihii iyo Arimo Kale ..

Dhamaan Akhyaarta.. ASC .. Waxaan idinla socodsiinayaa in waqtigu aad noo hayo .. waxay ahayd in 25 June 2010 in dhamaan lacagihii laysku qoray lasoo… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Jun 23, 2010
11:45 am

Re: Lacagihii iyo Arimo Kale ..

Ustaad Parnaamij waa mahadsanyahay akhyaarta hawsha hala cabo waqtigii waa dhamaaaye, Fasaxii Ustaad Xassan iyo Ducaale waa dhamaaday ee degdeg ha usoo shaqo… Mohamed Ga’al
gacal39@… Jun 24, 2010
8:23 am

Re: Lacagihii iyo Arimo Kale ..

Ustaad gacal waa mahadsan tahay inta badan aniga xaggeyga waa ka dhawdahay lacag ururintii midda kale ee shaqada waa idin soo wacaa waana imaanaa insha Allah. … Hassan Sheikh
hassansheikhm Jun 27, 2010
10:24 pm

Re: Lacagihii iyo Arimo Kale ..

Ustaad Xasan Sheekh .. Dhamaan Akhyaarta.. ASC .. Ustaad Xasan waan soo dhaweynayaa .. Ustaad Ducaalana waxaan rajeynayaa inuu nagu soo foodleeyahay maalmahan… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Jun 28, 2010
11:59 am

Re: Lacagihii iyo Arimo Kale ..

AW. Â Akhyaarta dhammantiin aad baan idiin salaamayaa. Â Arinta Kusaabsan Qaaraankii, Asxaabta lagu qoray sida fiican ee howshu usocoto aad baan usoo… Duale Omar
duale.omar
Jun 29, 2010
4:25 am

Waqtigu waa ina hayaa !!

Dhamaan Akhyaarta.. ASC .. Ustaad Ducaale waan kaaga mahad celinayaa akhbaarta, waanan usoo duceynaynaa dhamaan Adeer .. EEBBE caafimaad ha siiyo .. insha… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Jun 29, 2010
10:10 am

Waqtigu waa ina hayaa !!

Dhamaan Akhyaarta.. ASC .. Ustaad Ducaale waan kaaga mahad celinayaa akhbaarta, waanan usoo duceynaynaa dhamaan Adeer .. EEBBE caafimaad ha siiyo .. insha… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Jun 29, 2010
10:12 am

Hadal haynta Magaalada Muqdisho..

Dhamaan Akhyaarta.. ASC .. Walaalayaal waxaa maalmahan la hadal hayaa Magaalada Muqidhso 3 arin oo sameyn leh .. 1- Doorashada Soomaaliland:- Doorashada… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Jul 9, 2010
2:50 am

Re: Hadal haynta Magaalada Muqdisho..

________________________________ From: Cabdulqaadir Caanooy To: badbaadogroup Sent: Fri, July 9, 2010… Hassan Sheikh
hassansheikhm Jul 9, 2010
3:19 am

Buuga Raiisul Wasaaraha

Dhamaan Akhyaarta .. ASC .. Waan idin salaamayaa dhamaan .. waxaa ii dhamaaday Imtixaankii term-ka .. dhanka kale waxoogaa fasax ah ayaan leeyahay ilaa… Cabdulqaadir Caanooy
barnamij@… Oct 21, 2010
4:00 am

Yemen and Somalia

Asc… Ahmed Sh Bashiir
shbashir1945@… Oct 21, 2010
7:16 am

Re: Lacagihii iyo Arimo Kale ..

ASCW, dhamman Bahda Badbaado Salaan qaali ah kadib, waxaan aad uga xumahay dib u dhaca ku yimid hawshii lagu balamay, kulan degdeg ah oo shalay ay xubnaha…


Fiiro gaara: Waxaan idiin soo gudbin doonaa Sir culus oo gacanteena ku jirta taas oo ku saabsan qadiyada Madaxweynaha cusub ee Somaliland,Ethiopia iyo Kenya.

Intaan dukumiintiyada faafin waxaan la tashiyo ka sameeyn doonaa ,hadii Qaranimada iyo amaanka Somalia wax u dhimeyso,hadii ay halis gelin karto Madaxweynaha iyo kooxdiisa maxaa yeelay waxaan ka mid nahay dadka taabacsan Madaxweynaha laakiin taas kama dhigna inaan bulshada ka qarino fikrada isaga iyo kooxdiisa aaminsan yihiin.

Hadii uu Dr Doodishe ka dhigo Ra’isulwasare wuxuu micnahu yahay inuu Hassan Sheikh taladii dalka ku aruuriyay kooxdiisa Al-Islaax garabka Dam Jadiid ama Dhiigacusub .

Somalia waxay u baahan tahay cid ka fog cadaalad daro iyo kooxeeysi.






____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com