Uncategorized

Kala Qeyb Qaado Lamaanahaaga Hiwaayadiiisa , Waa Hubaal In Qalbigiisa Meel Wacan Ka Qabsaneyso.

Lamaane is jecel
iftineducation.com – Inkasto dadka qaarkii ay u haystaan in hiwaayada(Balwadaha Waxa Uu Qofka Ka Helo) tahay kaliya arin qofka u gaar ah balse aysan muhiim aheyn in aad kala qeyb qaadato .

In si wada jir ah loo sameeyo hiwaada kaliya kama qeyb qaadaneyso xoojinta xariirkiina balse waxa uu labadiinaba idinka dhigayaa kuwa ka carara mashaakilo maalmeedka idin soo wajaha ee keena in is fahan la `aan idinku dhacdo .

Waxaa suura gal ah in haweeneydu aad uga hesho in ay suuqo soo aado si ay uga hesho wax waqtigeda ay ku qaadato , waxaana ninka loo baahan yahay in isna taasi uu kala qeyb qaato lamanatiisa.
Arin sahal ah ma ah in labada lamaane ay isaga mid noqdaan arinta wax yaabaha ay ka helaan ee hiwaayada u ah balse is fahanka dartiisa ayay muhiim tahay in midba midka kale u kala qeyb qaato hiwaayada uu leeyahay .

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com