Uncategorized

Inkaar Hor Leh Oo Ku Habsatay Kooxda Man United ,Phil Jones Garoomada Ayaa Laga Fogeeyay.


iftineducation.com – Inkaar cusub ayaa ku habsatay kooxda Man United mar kale ,waxaana dhaawax culus uu soo gaaray daafac kooxda Phil Jones , waxa uuna garoomada ka maqnaanayaa ku dhawaad muddo laba bil ah .

Laacibka oo uu dhaawaca ka soo gaaray bowdada ayaa galay qaliin maadama dilaac uu ka galay bowdada , iyadoo phil jones dhaawacaan uu ku soo gaaray tababarkii qamiista ay kooxda qaadaneysay.
Sir Alex ayaa tilmaamay in ay tabi doonaan laacibkaasi , waxa yan tani soo baxeysa xilli United kulamo adag oo gudaha iyo banaanka ingiriiska ay ku soo wajahan yihiin.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com