Uncategorized

Gawaarida London oo Lagu arkay Arin cajiib ah.


iftineducation.com – Waligaa waqtiga cariiri makuugu noqday? ma u wayday xaaskaaga ama ninkaaga xili aad iskuugu galmootaan? ma raadisay wali alternative gale aad iskuugu galmoon kartaaa?

Wadanka Ingriiska (UK) daraasad laga soo saaray oo lagu soo daabacay mid-day.com ayaa sheega in 11 malyan oo dad ah u dhashtay dalka Ingiriiska in ay galmo ku sameeyaan gawaaridooda dhexdooda, gaariga oo wali socda ayee sameeyaan galmada.

Sida lagu xusay daraasada ayaa lagu sheegay in dadka reer ingiriis ay aad u jeceylyihiin in ay galmada ku sameeyaan gaariga dhexdiisa waliba galmada guriga lagu sameeyo ay aad uga jecel yihiin midaan lagu sameeyo gaariga, sababta ugu wayn ay gaariga loogu dhex sameeyo galmada ayaa ah iyaga oo aan helin fursad ama firaaqo maadaama ay shaqada ku badantahay iyaga oo urka fursad inta lagu sii jiro jidka.

Will Thomas oo ah head of motor insurance Confused.com company, ayaa  siiyay digniin dadka ku sameeya galmada gawaarida dhexdooda,  Will Thomas ayaa sheegay in dadka iyaga oo gaari saaran sameeya galma kadib gala shil in ay heli doonin wax insurance.

Dadka u dhashtay wadanka Ingiriiska ay ah kuwa kala kulma shilal markii ay sameenayaan galmada iyago oo saaran gawaaridooda, arintaan ayaa noqotay in ay ka hadlaan shirkado badan kuna tilmaaman arkin mid kiriminal ah qofkii sameeyo lala tiigsan doono sharciga.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com