Uncategorized

Gabar Lawaayay Habenkii Ugu Horeeyay Ee Aroos Keeda


iftineducation.com – Dunida aan ku nool nahay waxaa ku soo badanaayo xooga iyo qasabka aanan loo kale meel dayin nolosha in aad doorato iyo in laguu dooro waxay wanaagsan tahay farxadna ay lee dahay marka aad adiga nafsan ahaan taada aad doorato lakin aad iyo aad laaga fiiriyo noloshada aad doorata in ay wanaagsan tahay iyo in ay tahay mid aanan naftaada u wanaagsaneen.

Gabar u dhalatay dalka yaman ayaa lawaayay maalinka aqal galgeeda ugu horeeyay uu dhici lahaa taasi oo u sabab ah marka ay si qasab h gabadhaas waalid keeda ay ku siyen nin ka daweyn.

Magalada ticis ee dalka yaman ayey gabadhaan ku noled dadeedana waxay tahay 18 sano jir wiil ladhahay gabadhaan lawaayay ayaa xili warbaahinta dalka yaman o sinaayay war bixin ayaa waxuu sheegay in aad ay ula fajaceen gabadhoodi marka ay gabadhaha ay wada socdeen ay u shegeen in gabadhii lawaayay meel ay u baxsatayna aanan la aqoon.

Dalka yaman waxuu ka mid yahay dalalka sida qasabka ah waalidka gabadhooda raga ka weyn ugu guriyaan taasi oo ay aad ugu soo horjedaan gabadhaha dalkaas u dhashay waana uu sii xoogeysanayaa arin kaas gabadhaan lalayahay ee aroosada aheyd ayey waalid kooda aad iyo aad ay u raadi n ayaan

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com