Uncategorized

Farsamo Aad Ugu Hortagi Karto Bideerta Akhriso

iftineducation.com – Bidaarta waa mid inta badan ay kawada cabanayaan dad badan oo rag iyo dumar iskugu jira haba ugu badnadaan ragga oo si aad u weyn ay u gasho bidaarta hadaba fardamada aad ugu hor tagi karto waa labada farsamood oo ay kala yahiin sidaan.

In aad timaha madaxa sare xiirto mar walba ay soo baxaan tusaale ahaan isbuuc walba labo mar in aad ka xiirto waa farsamo ugu hor tagi karto bidaarta tilaabda labaad ayaa waxay tahay habeen walba i nta aadan seexan ka hor in aad madaxa sare mariso caanaha fireeshka ah ee loda.

Muda kudhabaad 30 daqiiqa labeenta caanaha loda marka ay kuu marsanadaan ka dib in aad iska dhaqdo waxii xiligaas ka bilowdana aad iska seexato labadaan qodob hadii aad sameeso ku dhawaad laba isbuuc oo kaliya wax badan ayaad is kaaga garan dontaa lakin waa muhiim in aad xiirto mar walba timaha ay soo baxaan ilaa aad xal ugu heleyso bidaarta.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com