Uncategorized

Dadka wadanka Singapore oo aan jecleen galmada


iftineducation.com –  wadanka Singapore oo ah dal ku yaala qaarada Asia ayaa dadka wadankaasi u dhashtay ayaa noqday kuwa aan xiiseen galmada ama ka soo horjeeda in la isku tago, dadka wadankaas ayaa u arka galmada mid ku ah noloshooda problem halka aduunyada kale ay ku mashquulsanyihiin ka hadalka ama isku hoolinta sidii uu qofkasta u heli lahaa galmada.

Dalka Singapore ayaa noqday dadalka Asia wadanka ugu yar ee sameeya galmada, dadka reer Singapore ayaa inta badan waqtigooda ku bixiya dalxiis iyo damaashaad, inta badan dadka reer Singapore ma jecli in ay ubad dhalaan waxay jecel yihiin in noloshooda ay ku dhameestaan kalinimo halka aduunyada kale ka fikiraan in ay ubad ku reebeen dunidaan.

Clinical sexologist  oo lagu magaacaabo Dr Martha Lee oo hadal siinayay CNNGo ayaa sheegay sababta ugu wayn ay tahay iyaga oo aan dooneen in ay wax dhalaan lamaanayaasha is qaba, Dr ka ayaa sheegay in dadka reer Singapore ay aad u yaryihiin dhanka tirada uusan ku imaanin wax kobac ah (very limited growth).

Dadka reer Singapore ma ahan dad inta bada ka hadla arimaha galmada ama ka sheekeesta wax yaabaha ku saabsan galmada, waa dad inta badan jecel in waqtigooda ay ku qaataan dalxiis iyo mushkilad la aan.

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com