Uncategorized

Daawo Oo Akhriso Hees Jaceyl Ah Oo Maanta Soo Baxday Aadna U Macaan Lana Magac Baxday “Ilwaad Dumar”

iftineducation.com –  Fanaan Axmed Daljir Ayaa Sooo Saaray Hees Aad U Macaan Badan oo la magac baxday ILWAAD DUMAR, heeskaan miraheeda waxaa sameeyay Abwaan Ibrahim ali Abdi “Kalafoge” Codka Iyo Laxankana Waxaa Leh Axmed Daljir Waana muusikadii macaaneyd ee Ceynba Ceyn.

Fanaan Axmed Daljir ayaa dhawaan wuxuu kaloo soo wadaa hees kale oo aad u macaan uguna Magac daray HOOYO, Saacadaha Soo Socdo Ayeena Soo Bixi Doontaa.

Heeska Ilwaad dumar waxeey kusocotaa ama loogu talo galay Marwo Nuurto maxamed oo ah xaaska curiyaha heeska .




Heeskaan oo ah mid dareen rasmi ah ka danbeeyso ayaa erayadeeda waxeey yihii.


Dumar Kala Ilwaad Wacan.

Edabtana Ku Kala Roon.

Ixtiraam Ku Kala Mudan.


Idilkood Haweenkaba.

Adaan Kaa Ishaartoo.

Ubax Deyr La Moodyeee.

Aragtida U Wacaneey.



Oorideyda Dunidaay.

Umu Intizaareey.

Amaan Waad U Qalantaaa.

I Looooove Youuuuuuu.

Sida Geenyo Uguboo.

Carro Edega Joogtaa.

Indhaheyga Deeqdaaaa.


Aduunyada Dusheedana.

Intaan Ku Noolahay.

Dumar Kuma Ag Dhigayeee.

Weligaaa Ogoosooonooow.


Oorideyda Dunidaay.

Umu Intizaareey.

Amaan Waad U Qalantaaa.

I Looooove Youuuuuuu.










____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com