Uncategorized

Aqriso Magacyada iyo Da’da 10-ka Haween ee Dunida ugu Awooda iyo saameynta Badan ee Sanadkan

iftineducation.com – Haweeneyda Ra’isul wasaaraha ka ah Dalka Jarmalka Anjel Markel ayaa noqotay Sanadkii Labaad Haweeyneyda ugu saameynta iyo awooda Balaaran haweenka caalamka Kunool.

Anjel Markel ayaa mar kale sanadkan Kaalinta koowaad ka gashay Haweenka ugu saameynta badan Dunida ,waxaa sidoo kale haweenka sanadkan la xusay kujira haween kale oo saameyn leh aadna loo yaqaan ay kujiro Xaaska Madaxweynaha Mareykanka ,waxaana Qiimeyntaan sameeyay Wrageyska Caanka ah Forbes.


Halkaan ka Aqriso Magacyada 10-haween ee ugu saameynta Badan Dunida.








____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com