Uncategorized

Al-Shabaab oo gabi ahaan ka baxday Kismaayo iyo Boob Xoogan oo saakay kasoconaya(Daawo Sawirada)

iftineducation.com – Wararka naga soo gaarayo Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Xalay Al-Shababa gabi ahaan ka baxeen Magaalada Kismaayo oo aheed magaaladii ugu muhiimsaneed ee gacanta hada ku hayeen. Wararku waxa sheegayaan Saakay Magaaladaasi tahay Maamul la’aan Askarigii ugu Dambeeyay oo Shabaab katirsana xalay uu ka baxay Magaaladaasi ,iyagoona horey usii qaatay agabkoodii ,sida dad…

Continue Reading

Uncategorized

Telefishinada Caalamka oo si Live ah u tabinaya Dagaalka Kismaayo & ciidamada Huwanta oo… (Daawo Muuqaal+Warbixin)

Ciidamada Kenya Kismaayo iftineducation.com – Warbaahinta Caalamka kuwooda ugu caansan ayaa afka ka qaadi waayay dagaalka kulul ee ka socda magaalada Kismaayo kaas oo u dhaxeeya maleeshiyaadka Al Shaabab oo magaaladaas ku gacan adeegay iyo Ciidamada is garbinaya ee Dawlada iyo kuwo Kenya. Dagaalka ayaa is badalay markii Al Shabaab laga soo galay dhanka Xeebta iyo Bada waxaana muuqaalka Dagaalka…

Continue Reading

Uncategorized

Al-Shabaab oo war deg deg ah kasoo saaray Xaaladda Magaaladda Kismaay

Ali Dheere iftineducation.com – Afhayeen kooxda Shabaab ayaa goordhow war kasoo saaray xaaladda Magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose halkaas oo ay xalay gudaha ugaleen ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom iminka uu halkaas dagaal xoogan kasoconaayo. C/Casiis Abuu Muscab ayaa sheeay in aysan jirin wararka sheegaya in ciidamada kenya ay gudaha ugaleen magaaladda, laakiin ay jirto duqeyn diyaaradeed. “ma…

Continue Reading

Uncategorized

Musharaxiintii Madaxweyne Qaarkood iyo Xildhibaano lacag badan la qaatay oo Qoorta iskula jira iyo arintooda oo mareysa

iftineducation.com – Shabakada Allbanaadir.com ayaa soo ogaatay Qilaaf xoogan oo ka dhax aloosan Qaar kamid ah Musharixiintii u taagnaa Jagada Madxaweynaha Soomaaliya iyo Xildhibaano katirsan Baarlamaanka ee Codadka Dhiibanayay . Murankan ayaa yimid kadib markii Xildhibaano badan ay dhoor Musharax ka qaateen lacago badan iyagoona Musharax kasta u sheegayay in ay codka siin doonaan taa oo markii dambe uga baxeen…

Continue Reading

Uncategorized

Aabe Soomaaliyeed oo Duco Dalbaday kadib markii ay Gabdhiisa dawcad ku furtay kana Baqaya in lagala wareego..

iftineducation.com – Boqolaal qof oo Soomaaliyeed oo ku tukanayay salaadda maqrib shalayto ayaa markaliya ka wada subxaanaleystey kadib markii wadaadada masaajidka midkood uu weeydiistey jamaacada in ay u duceeyaan aabo Soomaaliyeed oo gabadhiisa dowladda kala wareegeyso. Waxaa la sheegey in gabadha ay oo 17 jir ah, islamarkaasina dhigata fasalka 9aad ee dugsiga hoose dhexe ay dacwad ka furtey aabaheed oo…

Continue Reading

Uncategorized

Dab Baabi’iyay Dhuxul Taalay Dekadda Macmalka Ah Ee Degmada Baraawe

iftineducation.com – Wararka baga soo gaaraya degmada Baraawe ee gobbolka Shabeellaha Hoose ayaa soo sheegaya in dab xoggan uu baaba’iyay dhuxul taalay dekada macmalka ah ee degmada Baraawe. Dad aad u badan ayaa isugu soo baxay maanta Dekada Baraawe ee uu dabka ka kacay si ay uga qeyb qaataan daminta dabkaasi ka kacay dekada Baroowe, waxaana dadka markii dambe ay…

Continue Reading

Uncategorized

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Qaabilay Taliyaha Guud Ee Ciidammada Dowladda Britain(Daawo Sawirada)

iftineducation.com – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay taliyaha guud ee ciidamada dowlada Ingiriiska Sir Peter Wall iyo safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Matt Bough. Madaxweynaha ayaa si dheer u falanqeeyay qorshe howleedkiisa ku saabsan dhisidda iyo kor u qaadista tayada ciidamada qalabka sida iyo dowrka ay ku yeelan karto dowlada Ingiriiska.  “Waxaan…

Continue Reading

Uncategorized

Maxaad kala Socotaa Hadal Heynta ugu badan ee maalmahan kajirta Magaalada Muqdisho (Warbixin Xasaasi ah)

Mogadishu iftineducation.com – Waxaa Maalmahan Magaalada Muqdisho ka jiray isbadal dadku aad ugu faraxsanaayeen niyadana ku dhisanayeen maadama Magaalada ay hirgalisay shirar badan ay kamid ahaayeen Doorashooyinkii Madxaweyne iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ,inkastoo taa badalkeeda ay dhaceen Muuqaalo aragagax iyo cabsi badan dadka ku beeray walina ay hadal hayaan. Shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho aya aaad u hadal haya isbadalka dhanka…

Continue Reading

Uncategorized

Daawo Oo Akhriso Hees Jaceyl Ah Oo Maanta Soo Baxday Aadna U Macaan Lana Magac Baxday “Ilwaad Dumar”

iftineducation.com –  Fanaan Axmed Daljir Ayaa Sooo Saaray Hees Aad U Macaan Badan oo la magac baxday ILWAAD DUMAR, heeskaan miraheeda waxaa sameeyay Abwaan Ibrahim ali Abdi “Kalafoge” Codka Iyo Laxankana Waxaa Leh Axmed Daljir Waana muusikadii macaaneyd ee Ceynba Ceyn. Fanaan Axmed Daljir ayaa dhawaan wuxuu kaloo soo wadaa hees kale oo aad u macaan uguna Magac daray HOOYO,…

Continue Reading

Uncategorized

Shacabka Soomaaliyeed & Dawlada Norway oo Si Cajiib ah ula sheekeeysanaya Madaxweeynaha Somalia (Daawo Muuqaal ahaan+Warbixin)

iftineducation.com – Wasiirka Horumarinta dalka Norway Mr.Heikki Holmås ayaa waxa uu madaxwaynaha dalka Somalia Prof Xasan Sheekh Maxamuud waydiiyay suaalo ay ka mid ahaayeen qaabka Norway u caawin karto dalka Somalia.   Madaxwaynaha oo Suaalahas ka jawaabaya ayaa yiri sidatan : “Norway waxaan ka rabnaa inay taageerto isbedelka cusub ee ku yimid Somalia” Wasiirka Horumarinta Norway oo la kaftamaya madaxwaynaha…

Continue Reading