Uncategorized

War Deg Deg Ah Wareega Labaad ee Doorashada Gudoomiye Kuxigeenka 1-aad ee Baarlamaanka oo dib u bilaabatay

iftineducation.com – Waxaa dib u bilowday Wareega labaad ee Doorashada Gudoomiye kuxigeenka Koowaad ee Baarlamanaka Soomaaliya kadib markii ay isku soo hareen ilaa 4-Musharax .

Wareegii hore ee Doorashada waxaa ka qeyb galay ilaa 10-Musharax hasa ahaatee waxaa ku haray wareega hore ilaa 6-Musharax oo helay natiijooyin aad u yar yar.

Hada waxaa isku soo haray afarta Musharax ee ugu codka badan doorashada Gudoonmiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaaaka Soomaaliya kuwaa oo hada ku tartamaya in ay ku kala baxaan Doorashada .

Raga tartamaya ee isku soo haray ayaa ayaa ka la ah.

Cabdi Wali Ibaarhin Muudey
Jeylaani Nuur Iikar
Bashiir Maxamed Jaamac
Maxamed Cabdi Xayir Maareeye

Waxii Warar ah ee kusoo kordha Doorashan kala Soco Warkayaga Dambe Insha Allah






____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com