Uncategorized

MUUQAAL LAGA DIYAARSHAY ISBADALKA SOOMAALIYA & XAYAWAANADA (DAAWO)

iftineducation.com –  Tan iyo Markii ay dhacday Dowladii Maxamed Siyaad bare waxaa isbadal fara badan ku yimid Dadkii iyo duunyadii ku dhaqnaa gudaha Dalka Soomaaliya iyadoo qax iyo barakac aad ubaahsan soo wajahay Xayawaanadii ku sugnaa Soomaaliya.

Hadaba Qaar kamid ah Bahda Saxaafada Soomaalida ayaa ukuur galay sidii ay xog badan uga heli lahaayeen Muhaajiriinta Xayawaano ee soo badanaya waxaana laga diyaarshay Muuqaal mudo kooban soconoya.

Halkan Hoose ka daawo Muuqaalka :

____________________________________
Wax Yar Akhri Wax Badan Ogoow
iftineducation Media Network
Admin@iftineducation.com